Puntland oo soo bandhigtay Khamri farabadan & dad lagu soo qabtay+Sawiro

0
Sunday August 18, 2019 - 23:10:57 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo soo bandhigtay Khamri farabadan & dad lagu soo qabtay+Sawiro

    Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ee Maamulka Puntland waxaa Maanta lagu soo bandhigay mandooriyaha Khamriga oo aad u faradan iyo dad la sheegay inay ahaayeen kuwo Khamrigaas ka Ganacsanayay oo isugu jira rag iyo dumar. Khamriga oo uu ku jir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ee Maamulka Puntland waxaa Maanta lagu soo bandhigay mandooriyaha Khamriga oo aad u faradan iyo dad la sheegay inay ahaayeen kuwo Khamrigaas ka Ganacsanayay oo isugu jira rag iyo dumar. Khamriga oo uu ku jiro dhalooyin iyo caagado farabadan ayaa waxaa la geeyay Xarunta Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Bari si xukun loogu rido dad Khamrigaas lagu soo qabtay, kadib howlgal Ciidamada Booliska Puntland ay ka sameeyeen Magalada Boosaaso. Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamed oo ka hadlayay goob fagaaro ah oo Maanta Khamriga lagu burburiyay ayaa sheegay in Magalada Boosaaso iyo deegaannada kale ay weli ku harsan yihiin dad ka ganacsanaya,sidoo kalena isticmaalaya,kuwaas oo noocyo kale duwan leh. Waxaa uu sheegay in dadka ka Ganacsnaya maandooriyaha Khamriga ay ula dagaalami doonaan Al-Shabaab iyo Daacish,waxaana Maxkamada Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Bari uu ka dalbaday in xukmiso Gurigii lagu arko, iyada lagu iibinayo Khamriga lala wareegayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip