Magaalada Boorame oo 100 sano jirsatay

0
Sunday August 18, 2019 - 22:50:18 in Wararka by
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Boorame oo 100 sano jirsatay

    Hambalyo Sannad guurada 100 ee Boorama oo ay hal qarni u buuxsantay laga soo bilaabo markii loo aqoonsadey Magaalo ahaan sannaddii 1919 kii. Waa hal qarni oo horumar iyo hagardaamaba leh, waa hoygii nabadda iyo sama kataliska, waa xaruntii aqoonta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Sannad guurada 100 ee Boorama oo ay hal qarni u buuxsantay laga soo bilaabo markii loo aqoonsadey Magaalo ahaan sannaddii 1919 kii. Waa hal qarni oo horumar iyo hagardaamaba leh, waa hoygii nabadda iyo sama kataliska, waa xaruntii aqoonta iyo xaddaaradda Islaamka waa baladkii waddaniyadda iyo walaalnimada guud, waa dugsigii ay ka aflaxeen hoggaamiyayaal taariikhda ku xusan. Hase ahaatee fursadaha horumar ee Borama iyo gobalka ay ku taallaa haystaa waa mid aan xuduud lahayn. Waxay noqonkartaa mandiqada xuddunta u ah isu xirka Geeska Afrika Djibouti Somaliiya iyo Ethiopia; hormoodka marinnada ganacsiga wax soosaarka beeraha iyo ka faa'iideysiga khayraadka dabiiciga ee badda iyo macdanta barrigaba leh, rugta cilmiga, aqoon tayo leh iyo adeeg caafimaad oo ummadu kusoo hirato. Rabbiyow Barwaaqee , Boorama Allow dhowr, Balayaada Hareer mari! Elmi Nur





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip