Madaxweyne Farmaajo Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti

0
Sunday August 18, 2019 - 16:28:31 in Wararka by
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ajiibay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, booqashada Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaana qaadanaysa muddo labo maalmood ah.Madaxweynaha iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho kusii sagootiyay Madax sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip