Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riday Askar

0
Sunday August 18, 2019 - 15:22:21 in Wararka by
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riday Askar

    Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun Dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo mid ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun Dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo mid ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

C/Waxiid Cali Sh Aadan oo ah Askari ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa Dil Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Sannadkii hore ugu geystay Muxyiddiin Maxamed Cabdiraxmaan.

Sidoo kale Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday C/raxmaan Cali Xuseen oo ka tirsanaa Nabad Sugida Baydhabo ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Maxkamadda ayaa C/raxmaan Cali ku heshay inuu dil u geystay Marxuum lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Maxamed Cali Maxamed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip