Wasaaradda A/Gudaha Oo Ku Baaqday In Shir Dib U Heshiisiin Ah Loo Qabto Jubbaland

0
Saturday August 17, 2019 - 23:29:39 in Wararka by
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda A/Gudaha Oo Ku Baaqday In Shir Dib U Heshiisiin Ah Loo Qabto Jubbaland

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka ayaa sheegtay in habraac aan loo marin xulista Liiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka ayaa sheegtay in habraac aan loo marin xulista Liiska Odayaasha dhaqanka ee Xildhibaanada soo xulayay. Sidoo kale Wasaaradda ayaa tilmaamay in aysan aqoonsaneyn Natiijo kasta oo sharciga baalmarsan ee kaso baxda Doorashada Jubbaland. Hoos ka Akhriso Warka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta.Ugu dambeyntii Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in la qabto dib u heshiisiin dhab ah oo ay ka qeyb qaatan dhammaan Bulshada reer Jubbaland,si looga feejignaado qalalaase xasilooni darro ka dhacda dowlad Goboleedka Jubbaland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip