Daawo: Afar Al-Shabaab oo lagu toogtay Bakaaraha kadib markii…

0
Saturday August 17, 2019 - 09:50:31 in Wararka by
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Afar Al-Shabaab oo lagu toogtay Bakaaraha kadib markii…

    Ciidamada Amniga Gobolka Banaadir Ayaa afar Qof Al-Shabaab ah oo mid ay Tahay Haween ku Toogtay Suuqa Bakaaraha Xili ay Doonayeen In ay Dilaan Mas'uul katirsan Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya. Gudoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobolka Banaadir Tul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Amniga Gobolka Banaadir Ayaa afar Qof Al-Shabaab ah oo mid ay Tahay Haween ku Toogtay Suuqa Bakaaraha Xili ay Doonayeen In ay Dilaan Mas'uul katirsan Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya. Gudoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobolka Banaadir Tulux oo ka hadlaayey sida looga hortagay dhagarqabayaashaas oo arintooda laga hortagay, lana ogaay iney doonaayeen iney Ku dilaan agaasimahaad Markii uu ka soo baxo salaada Jimcaha, sidaasi Waxaa yiri mudane Tulux. Kuwani Waa Alshabaab waxay u soo baxeen inay dilaan Nin Oday ah oo ka tirsan Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare xilliga Salaadda Jimcaha, balse iyagii ayeey Ciidanka Boolisku dileen.Dadka la dilay waxaa ka mid ah Haweeneey muddo lagu raad joogay oo hubka u gaysa Dhagarqabayaasha Alshabaab marka ay wax dilayaan. DAAWO SAWIRADA 4RUUX IYO MUUQAALKA VIDIO AH OO...






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip