Dowladda oo ku dhawaaqday Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug

0
Thursday July 18, 2019 - 09:38:53 in Wararka by
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo ku dhawaaqday Guddiga Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug

    Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug. Guddigan la magacaabay ayaa waxaa uu ka koobany

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug. Guddigan la magacaabay ayaa waxaa uu ka koobanyahay 12 Xubnood oo laga soo kala xulay 11 beelood oo dega deegaanada Maamulka Galmudug & xubin ka socota Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Warbaahinta u sharaxay Magacyada guddiga uu Magacaabay iyo Shaqooyinka ay qaban doonaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip