Akhriso:-Puntland Oo Amar Kusoo Rogtay Hay'addaha Caalamiga Ee G/Mudug

0
Wednesday July 17, 2019 - 18:50:00 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Puntland Oo Amar Kusoo Rogtay Hay'addaha Caalamiga Ee G/Mudug

    Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa waxaa Amar lagu dul-dhigay dhammaan Hay'addaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ee ka howlgala gudaha Gobolkaas. Qoraalka uu soo saaray ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warqad kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa waxaa Amar lagu dul-dhigay dhammaan Hay'addaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ee ka howlgala gudaha Gobolkaas. Qoraalka uu soo saaray maamulka Gobolka Mudug ayaa waxaa hay'addaha Caalamiga iyo kuwa gudaha lagu wargeliyay in dhaq-dhaqaaqyadooda shaqo la socodsiiyaan maamulka Gobolka si loola socodo howlaha ay ka qabanayan Degmooyinka ka tirsan Mudug. Sidoo kale Hay'addaha ayaa waxaa lagu amray in aysan qaban karin shaqo uusan maamulka Gobolka Mudug ogeyn,isla markaana loo baahan yahay in waxkasto ay la socodsiiyaan maamulka. Ugu dambeyntii Guddoomiyeyaaasha Degmooyinka Gobolka Mudug ayaa waxaa la faray in hay'addaha Caalamig ah iyo kuwa gudaha ee raba inay ka howlgalaan Degmooyinkooda ku xiraan howlahooda shaqo ogolaanshaha maamulka Gobolka Mudug. Hoos ka Akhriso Amarka ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Puntland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip