Gudoomiyaha gobolka banaadir oo digniin u diray dadka xoogga ku heysta guryaha aysan lahayn

0
Friday February 12, 2016 - 19:43:20 in Wararka by
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha gobolka banaadir oo digniin u diray dadka xoogga ku heysta guryaha aysan lahayn

    udoomiyaha maamulka gobolka banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlayey amaanka gobolka, dib udhiska wadooyinka,nadaafadda,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

udoomiyaha maamulka gobolka banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlayey amaanka gobolka, dib udhiska wadooyinka,nadaafadda,

gud

Giyo hormaro kale Ayuu markale digniin udiray dad uu sheegay in ay suurta gal ay tahay in guryo ku yaala m/muqdisho ay si xoog ah ay ku heestaan kuwaas oo uu ugu baaqay in ay iska warejiyaan hantida ay sida xoogga ah ay ku heestaan muddo uu sheegay 24 sano inka badan.


.Maamulka gobolka banaadir ayuu tilmaamay in uu qaadi doono duqa m/muqdisho talaabooyin ku aadan sidii dadka hantidooda ay ka maqan tahay loogu soo celin laha.
M/muqdisho ayaa inta badan waxaa ka taagan muran la xirriira dhinaca guryaha ah inkastoo hada maamulka gobolka banaadir uu ku baaqay in dadka guryaha sida xooga ah ku heesta ay iska warejiyan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip