HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA LUULYO 2019-KA

0
Monday July 01, 2019 - 10:50:36 in Wararka by
  • Visits: 984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA LUULYO 2019-KA

    MADAXWEYNAHA OO KA QEYB GALAY SALA ADA JANAASADA EE MARXUUM QANYARE Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Ma xamed Qanyare Afrax oo Dorraad ku geeriyo oday M/Muqdisho. MdFa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA OO KA QEYB GALAY SALA ADA JANAASADA EE MARXUUM QANYARE Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Ma xamed Qanyare Afrax oo Dorraad ku geeriyo oday M/Muqdisho. MdFarmaajo iyo masuuli yiinta Mar xuumka ku tukaday Salaadda Jan aasada ayaa Alle uga baryey inuu u naxarii sto, ho ygiisana ka yeelo jannada. Sidoo ka le, wa xa ay samir iyo iimaan u rajeeyeen qoyskii sa iyo dhammaan shacabka Sooma aliye ed ee uu ka geeriyoodey.

 

 


aaska marxuum qanyare

Janaasada Marxuum Maxamed Qanyare Afrax waxaa ka qayb galay Wasiirro ka tirs an XFS,Xildhibaannada 2da Gole, masuuliy iin heer Gobol ah iyo qaar ka mid ah duub abka dhaqanka.

CIIDANKA KHALIIFA XAFTAR OO LAGA QABSAD AY HUB BADAN IYO DAROONIS

Ciiddanka Dowladda Libya ee ay QM taa geerto ayaa sheegay inay Hubkaasi ka hel een Saldhig Milliteri oo ay Ciiddanka Khaliifa Xaftar ku lahaayeen Degmadda Qaryan oo dhanak Koonfur kaga toosan caaasimadda dalkaasi ee Tripoli. Afhaye enka Dowlad da Liibi ya, Maxamed Qunuu oo Suxufiyiinta ku la hadlay Saldhigga Qaryaan waxa uu soo bandhigay Hub, Daroonis iyo Gantaalo lagu farsameeyey Maraykanka iyo Shiinaha iyo Hub kale oo ay Dowladda Imaaraadka ku ta gaeertay Ciiddanka Khaliifa Xaftar.

Waxa uu tilmaamay in Hubka ay qqab sadeen ku jiraan Gantaalladda Lidka Taang iyadda ee Javelin oo lagu farsameeyo Mar aykanka, oo calaamadda Ciiddanka Imaara adka ka muuqdaan sanaadiiqda ay ku jireen Gantaaladaasi.

Warbaahinta Liibiya waxay sheegeen in hubka la soo bandhigay ay ku jireen Diyaar ado Dagaal, kuwo Daroonis iyo Gaadiidka Milliteriga oo la sheegay inay Dowladda Im aaraadka ugu deeqday Ciiddanka Khaliifa Xaftar ee dagaalka kula jira ciiddanka dowl adda dalkaasi ee ay QM aqoonsan tahay.

Dhinaca kale, Wargeyska The New York Times waxa uu qoray inuu Danjiraha Imaar aadka u jooga Maraykanka, Yuusuf Alcutay ba ka gaabsaday inuu ka jawaabo su’aalo ku aadanaa Gantaalladda ay Dowladda Liibi ya soo bandhigtay.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MUQDISHO KULA KULMAY WASIIRKA MAALIYADDA ITOOBIYA

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kula kulmay wasiirka maaliyadda Itoobiya Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dorraad madaxt ooyada ku qaabilay Wsaiirka maaliyadda dowladda Itoobiya Ax med Shidde oo booq asho ku yimid Soom aaliya.Shidde oo ah wasiirka maaliyadda Ito obiya ayaa madax weyne Farmaajo soo gaarsiiyay dhambaal hambalyo iyo salaan ah oo uu uga siday ra’I isul Wasaaraha Ito obiya Abiy Axmed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa u uga war bixiyay wasiirka sida dowladda Sooma aliya ay uga go’antahay nabadgalyada, xasilloon ida iyo horumarka dhaqaale ee guud ahaan gobolka Geeska Afrika.

"Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mad axtooyada ku soo dhoweeyay wasiirka maa liyadda Itoobiya Axmed kaas oo farriin sala an iyo hambalyo isugu jirtay ka waday ra’uu sul wasaaraha Itoobiya Abiye” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo lagu qoray barta twitterka ee madaxtooyada Soomaaliya.

Booqashada wasiirka ayaa ku soo aad eysa xilli dalka oo dhan looga dabbaaldega yo todobaadka xoriyadda waxa uuna hanbal yo uu ka siday Abiy Axmed iyo dowladda Ito obiya oo 59 guurada xoriyadda Soomaaliya ka soo hanbalyeeyey.

LAANTA DAMBI BAARISTA OO GACANTA KUSOO DHIGTAY NIN KU EEDEYSAN INUU GEYSTAY DIL

Laanta dambi baarista oo gacanta kusoo dhigtay nin ku eedeysan inuu geystay dil

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_B137FD-E4D04D-DEC1ED-5B011F-9C2DFD-2F992F.png Laanta dambi baarista ciidanka booliska Soomaali ya ee CID ayaa baadi go ob dheer ka dib ku guuley stay in ay gacanta kusoo dhigaan nin looga shakisanyahay inuu dha waan dil u geystay haweeney lagu magac aabo Suleekha Yuu suf Axmed.

Sida aannu kasoo xigannay taliye xigeen ka ciidamada booliska Soomaaliyeed sarree ye guuto Zakiya Xuseen Axmed ninka ku eedeysan dilka ee ay ciidamadu soo qabte en ayaa lagu magacaabaa Bishaar Cabdiris aaq Maxamed.

Dhowr cisho ka hor ayay ahayd markii me ydka Suleekha laga helay hotel ku yaalla ag agaarka isgoyska Baar Ubax ee degmada Hodan.

Ninka looga shakisanyahay dilka hawee neydan ayaa la sheegay inuu muddo xariir kala dhexeeyay marxuumadda hase yee shee ugu dambeyn sababay in loo maleego shirqool lagu khaarijinayo nafteeda.

Dhinaca kale guddoomiyaha gobolka Ba naadir ahna duqa M.Muqdisho Cabdiraxma an Cumar Cusmaan (yariisoow) oo ka warb ixinayay shirka amniga ee caasimadda ayaa ayaa si weyn ugu mahad celiyay dadka ku dhaqan degmada Hodan oo uu sheegay in laamaha ammaanka ay ka gacan siiyeen xogo muhim ah oo ku aaddan halka uu ku dhuumaaleysanayay ninka ku eedeysan dilka marxuumad Suleekha. Bishaar ayaa la filayaa in dhawaan uu ka soo hor muuqdo maxkamad ku qaadda kiis ka loo heysto.

TRUMP IYO KIM OO KU KULMAY XADKA LABADA KUURIYA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_051582-669381-23B5E9-C25F11-18B191-15D833.jpg Donald Trump ayaa noqday madaxweyn ihi ugu horreeyay oo Mareykan ah oo cagta dhiga waddan ka Kuuri yada Waqooyi, ka dib ma rki isaga oo jooga goobta milatari ga ka caagan ee u dhaxeysa 2da Kuuriya, uu u tallaabay dhinaca xa dka Kuuriyada Waqooyi.

Trump waxaa markii uu u tallaabayay xadka Kuuriyada Waqooyi barbarsocday hogaam iyaha waddankaasi Kim Jong Un.

Trump markii uu gacanqaaday Kim Jon Un ayuu ku dhex lugeeyay aagga milatariga ka caagan ee u dhaxeeya xadka dalalka Ku uriyada Koofureed iyo Kuuriyada Waqooyi, ka hor inta Trump iyo Kim aysan dib ugu laa btan xadka Kuuriyada Koofureed.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un ayaa Trump ku yiri "Aad baan ugu faraxsan ahay inaan mar kale ku arko, wali geey kuma fikireyn inaan halkaan kugu arki doono.”

Madaxweyne Trump ayaa isna ugu jaw aabay inay sharaf u tahay inuu ka gudbo xadka Kuuriyada Waqooyi, kaddibna Trump wuxuu ku casuumay Kim booqasho uu ku yimaado Mareykanka.

Kulanka Trump iyo Kim ayaa qaatay mu ddo 50 daqiiqo ah, inkastoo madaxweyne Trump uu Sabtidi Dorraad sheegay in kulanka uu qaadan doono laba daqiiqo.

Inti uu socday kulanka labada hogaami ye, madaxweyne Trumpa yaa wariyayaasha u sheegay in labada dhinac ay ku heshiiye en in ay la sameeyo guddi labada dhinac ah oo ka shaqeeya wadahaddallada 2da dal.

GAROOWE: RAGGII LOO HEYSTAY DILKA IYO KUFSIGA GABAR 12 JIR AH OO MAR KALE DIL LAGU XUKUMAY

garowe Maxkamadda racfaanka gobolka Nugaal ayaa Shalay xukun dil ah ku ridday 3 nin oo ku eedeysnaa gabar 12 jir ah oo lagu kufs aday laguna dilay M/Gaalkac yo. Maxkamadda darajada 1a ad ayaa horey xukun dil ah ku ridday raggan oo kala ah ; C/fataax C/maan Warsame, Cabdisalaan Cabdiraxman Warsame iyo Ca bdishakuur Maxamed Dige, waxaana lagu xukumay dil toogasho ah oo ay fulinayso Puntland.

Qareenka u doodaya eedaysaneyaasha ayaa rafcaan u qaaday maxkamadda sare oo ayado go'aanka kama dambaysta ah ka gaari doonta kiiskan.Maxkamadaynta ragg an ayaa dhowr jeer oo hore dib u dhacday ayadoo qareennaddii u doodayey ay codsa deen in waqti dheeri ah la siiyo.

Dhammaadkii Febraayo 2019 ayaa mey dkeeda gabadha laga helay M/Gaalkacyo ka dib markii laga afduubay halkaasi, waxa ana kiiska uu caro weyn ka dhaliyey guud

ahaan Puntland iyo deegaanka M/G/Kacyo.

DUQA DEGMADA GAROOWE OO KA HORYIMID BANDHIG SHALAY LAGU QABTAY MAGALADAAS

Shalay Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa lagu qabtay munaa sabad loogu magacax daray maalinta caal amiga ee Yogo Day,kaas oo inta badan laga xuso Gudaha dalka Hindiya,waxaana muna asabada ka qyb galay safiiinaakiya u fadhiya dalka Kenya.

Hayeeshee waxaa kasoo horjeestay Mu naasabadaas markii ugu horaysay oo ay ka qayb galeen Madaxwaynaha Puntland iyo Safiirka dalka India u fadhiya Soomaaliya duqa ddegmda Garoowe Axmed Siciid Mu use. Qoraal uu soo dhigay bariisa Faceb ook ayuu ku sheegay in dhaqankaan uu ya hay mid lag soo minguuriyay wadamo shih seeye,isla markaana Soomaalida ay leeda hay diin iyo dhaqan u gaar ah oo lagu yaq aano.

Soomaalidu waxay leedahay dhaqan, ci yaaro iyo caadooyin suuban oo ciyaalka iyo cirooluhuba ku madadaalan karaan. Duqoob ey ee soogalootiga ah salka ku haya ma a ha wax ku haboon in lasoo minguuriyo. Si daa awgeed, shacab iyo dawladba waxaan ugu baaqayaa inaan diinteena iyo dhaqanke ena wanaagsan ilaashanno ayuu yiri Duqa degmada Garoowe.

Waa markii ugu horeysay oo munaabada noocaan oo kale ah lagu qabto Magalada Garoowe,waxaana aad Shalay uga fal celi yay oo looga hadal hayaa Baraha Bulsha da,iyada oo siyaabo kala dwuan looga had layo.

GUDDOOMIYE MURSAL OO LA KULMAY WAKIIL KA CUSUB EE QM

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka FS.Maxamed Mursal Sh.C/raxma an ayaa Shalay xafiisk iisa ku qaabilay wak iil ka gaarka ah ee xogh ayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Jem esSwan. Guddoomiye Mursal iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dal ka, doorashooyinka qaranka iyo dardar geli nta shuruucda muhiimka u ah doora shoo yinka.

Sidoo kale kulanka ayaa loogu hadlay xo ojinta xiriirka wada shaqeynta xafiiska QM iyo golaha shacabka. Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Sooma aliya Amb. Jemes Swan ayaa balan qaaday inuu halkeeda ka sii wadayo shaqada.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Md Mursal ayaa Amb. Jemes Swan ugu hambal yeeyay xilka cusub ee loo soo magacaabay.

Waxa uu la wadaagay wakiilka cusub shaqo oyinka hortabinta leh ee horyaalla golaha shacabka iyo sida ay diyaarka ugu yihiin xo ojinta wada shaqeynta labada dhinac.

Kulanka oo ka dhacay xafiiska guddoom iyaha ee Villa Hargeysa ayaa waxaa goobjo og ka ahaa guddoomiye ku xigeenka 1aad ee G/Sh. Md. C/weli Sh.Ibraahim (Muudeey) iyo xoghayaha guud ee golaha shacabka Md. C/kariin Xaaji Cabdi (Buux).

MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGA KA JAR AY LABO WADDO OO DIB LOO DHISAY

Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray waddo cu sub oo laami ah oo isku xirta degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ee Gobolka Ban aadir, taas oo loogu magac daray Abwaan Cabdullaahi Suldaan Timacadde.

Madaxweyanaha oo dul istaagay doorkii taariikhiga ahaa ee uu Abwaan Timacadde ku lahaa halgankii xornimo doonka iyo wa qtigii dowlad dhiska Soomaaliya ayaa sheeg ay muhiimadda ay leedahay in aan xasuusa nno halyeeyadii u soo halgamay xornimada dalkeenna iyo midnimada dadkeenna.

"Macno weyn ayay leedahay in aan xusno Shalay halyeeygaas, annaga oo ugu ma gac darnay jidkan halbowlaha u ah Caasim adda. Runtii suugaanta uu nooga tagay Abw aan Timacadde waxa ay saldhig u ahayd dareenka waddaniyadeed ee dadkeenna.”

Dhanka kale, Madaxweynaha oo xarigga ka jaray Waddada Liido ee Degmada Cab dulcasiis ayaa ku bogaadiyey Maamulka Go bolka Banaadir dadaallada wax kuoolka ah ee ay dib ugu dhisayaan kaabeyaasha dha qaalaha, gaar ahaan jidadka, waxa uuna ku adkeeyey in ay xoogga saaraan bilicda iyo fayadhawrka Caasimadda.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYBGALAY XUSKA MUNAASABADDA 1DA LUULYO

MUNAASABADDA XUSKA 1DA LUULYO FARMAAJO KA QEYB GALAYMadaxweynaha JJFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qar anka ka ga qaybgalay xuska sannadguu rada 59aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xorriyaddooda la soo laab teen, isla markaasna ay israaceen Koonfur iyo Waqooyi Madaxweynaha oo munaasa badda 1da Luulyo khudbad ka jeediyay ay aa ham balyo u diray dhammaan shacabka Sooma aliye ed isaga oo ku boorriyay inay ku faraaday gaan midnimada, wadajirka iyo walaaltinn imada dhexdooda ah, kana qaybqaataan dadaallada ay dowladdu ugu jirto dhisidda Qaran Soomaaliyeed oo maqaam sare ku dhex leh caalamka.

XAFLADDA 1DA LUUUUULYO"Waxaan u dabbaaldagaynaa sannadgu uradii 59aad ee ka soo wareegtay maalintii gobollada Koonfureed ay xorriyaddii ka qaat een Talyaaniga, Waqooyi iyo Koonfurna ay ku midoobeen hal dowlad, hal qaran iyo hal calan.”

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka sheekee yay doorkii ay dhaqdhaqaaqyadii gobonni mo doonka Soomaaliyeed ka qaateen mada xbannaanida iyo midnimada Soomaaliya isa ga oo u duceeyay halgamaayaashii naftoo da u huray xorriyadda iyo qarannimada um madda Soomaaliyeed.

Madaxwenaha ayaa sheegay in 1da Luu lyo ay tahay maalintii la gurtay miraha halg ankii gobonnimo doonka ee ay ka qaybqaat een halyeeyada Soomaaliyeed kuwaas oo ku midaysnaa aragtida ah inay diidaan guu maysiga, gunnimada iyo quursiga isla mark aana aanay oggolaan in cid kale ka sar rayso.

"Halgamayaashii gobollada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi waxay ka midaysnaaye en guumaysi diid, waxay ka midaysnaayeen gunnimo diid, waxay ka midaysnaayeen qu ursi diid iyo in qofka Soomaaliyeed aanu oggolaan in laga sarreeyo.”

Madaxweyne Farmaajo ayaa si qotodheer uga hadlay muhiimadda ay midnim adu leedahay horumarka dalka isaga oo shacabka Somaliland ku ammaanay sidii ay wakhtigii israaca ugu tanaasuleen wadajirka ummadda, waxa uuna hoosta ka xarriiqay in dowladdu ay diyaar u tahay in ay ka qanciso tabashooyinkooda si meesha looga saaro kala qaybsanaanta.

"Waxaan qabaa rajo fiican. Waxaan qab aa in Soomaali ay midoobi doonto, waxaana gacmaha u furaynaa walaalaheenna reer So maliland ee ay aabbayaashood dhaliyeen midnimada.”

Munaasabadda Xuska 1da Luulyo wax aa sidoo kale ka qaybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mur sal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxma an Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow), Was iirka Warfaafinta ahna Guddoomiyaha Gudd iga Qabanqaabada Mudane Maxamed Cab di Xayir Maareeye, xubno ka tirsan Goleya asha Dowladda, Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida, masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Banaadir.

SANAD GUURADDII 59KII XORNIMADA IYO MIDEYNTA UMMADDA SOOMAALIYEED. Q.1aad

Runtii muran kama taagna in taariikhda baal dahab ay kaga jiraan maalmaha 26ka Juun iyo 1 Luuliyo waa maalmihii madaxbanaanida iyo midowga Qaranka Soomaaliyeed waa maalintii ay baxeen murtidii ahayd . " Shalay curatoo, mataano dhasheen aan maalno hasheenna Maandeeq iyo Saaxiirkii kala guurnay sarreeow ma nusqaamow aan siduu yahay u eego kaana siib – kana saar”.

https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/06/normal_tima_cade.jpg Runtii waa maalin weyn oo loo baahan yahay in Ummadda Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay xusaan maanlintaani qiimaha badan, waa maalintii calankeyna la taagay kii gumeysigana la siibay waa na maalintii gacanta gumeysiga aan ka baxnay hase yeehee muddo dheer ka dib kuwa wax magarato ah ay la damacsan yihiin in ay Soomaaliya dib ugu celiyaan gunnimo taasoo aan mar na ba la aqbali Karin. Waxaa ayaan daro ah 59 sano oo aan xor ahayn ka dib midnimaddii iyo is aaminaadii Ummadda Soomaaliyeed ay burburtay, himiladdii soomaali weyna halkaasi ayay ku dhaShalayy balse Soomaalidii xorta ahayd ayaan manta nasiib daro noqotay kuwa shan Madaxweyne iyo shan calan oo qabiil ku wada salaysan arrintaasi nasiib daro ku timid Shacabka Soomaaliyeed oo loo adeegsadday nidaamkii gumeysiga oo ahaa "Qaybi oo Xukun”, taasoo lagu marin habaabinaayo ujeeddooyinkii iyo himilooyinkii halgankii xisbigii SYL oo ahaa Soomaali weyn oo mideysan

Hase yeeshee waxaan ilaaahay ka rajayneynaa in ay dib u soo noqoto midnimaddii Dorraad iyo sharaftii Shacabka Soomaaliyeed runtii xornimadda Shalay aynu haysano waxay ku timid halganka adag ee dadweynaha Soomaaliyeed oo naf iyo maalba u huray taasoo aan si na lagu ilaabi Karin {Gobanimaddu: waa geed har weyn oo ku baxa dhiiga dadweynaha} , xornimadau waa qaali ma ah mid ku timid si fudud, balse waxaa lagu bixiyey naf iyo maal isla markaasi na loo hibeeyey geesiyaddii dalka oo u daadiyey dhiigood qaaliga ah isla markaasina u geeriyooday .

Runtii gobanimaddu waxaa lagu gaaray halgan adag, wadajir, daacadnimo, isku kalsooni iyo midnimo wadaniyad xambaarsn. Mataanayaashii Xisbigii SYL koonfur iyo SNL waqooyi oo xusid mudan doorkii ay ka soo qaateen soo dhallinta xornimada Shalay aynu ku faano, shacabka reer waqooyi waxay go’aansadeen in ay soo raacaan walaalahood konfureed sharuud la’aan, maxaa yeelay Waqooyi had iyo jeer waxay ka shaqeyn jirtay raadinta midnimada Soomaali weyn haddana waxaan leenahay shacabka reer soomaaliland in aysan garab marin halgankii iyo himiladii xisibgii xornimadoonka ahaa ee SNL oo mar walba ka shaqeyn jiray inuu Soomaali weyn raadiyo taasi waxaa daliil cad u ah in cuqaashii goboladda waqooyi 1946dii waxay ingriiska ka codsadeen in Soomaaliya u mideyo iyagoo ku adkeyey Ingriiska inuu isku daro 5ta Soomaaliyeed , amShalayasi waxaa iska leh Odayaashii Dorraad naftood u hurayan gumeysiga na ka diiday xukunkiisa ahaa qeybi oo xukun, sannadkii 1947dii mar labaad cuqaashii reer Waqooyi inkastoo aan tiro ahaan ku soo koobi Karin balse qaar ka mid ah xuso oo kala ah sida tan hoos ku qoran:

1. Suldaan Maxamuud Cali Shire

2. Suldaan Cali Muuse

3. Suldaan Maxamed Faarax

4. Suldaan Xirsi Cabdullahi

5. President General SNS: Saciid Caabi

6. Xoghayaha Guud SNS : Maxamud Jaamac Uurdoox

7. Yuusuf Imaan Burcaawi

8. Adan Cabdi

9. Maxamuud Cabdi Caraale

10. Akhil Yuusuf Xirsi

Odeyaashaasi kor ku xusa dhowr jeed codsi kale duwan ay u jeediyeen maamulkii colonial Office ingriiska, in sharuud la’aan Soomaaliya oo mideysan in la gaarsiyo xornimo buuxa, iyagoo ku adkeynaayey dawladda Ingariiska in Soomaali mideysan la helo ka dibna ingriiska hogaanka u qabto, qoraalkii Uurdoox u gudbiyey uu ku sheegay in 90% Ummadda Soomaaliyeed ay isku raacsan yihiin in ay helaan xornimaddooda iyagoo mideynsan 5ta Soomaaliyeed ah , maadaama Ingriiska gacanta ugu jirtay inta badan Soomaaliya marka laga reebo Djabuuti oo ay gacanta ugu jirtay dawladda France, taasoo ay ka codsadeen inuu gorgortan la galo dawlada France, si ay ugu soo wareegto gacanta dawlada Ingriiska.

Waa arrin laga naxo in mirihii gobanimadoonka ay ku burburaan gacan Soomaaliyeed oo aan dan ka laheyn dadka iyo dalka ba , kuwaa soo dalkoodii ku bedashay dollar isla markaasi na aan oggoleyn in ay dib u soo noqoto Qaranimaddii iyo heybaddii dalka uu lahaa , laakiinse maalin maalmaha ka mid ah ay dib u soo noqon doonto haddii alla idmo awoodii iyo midnimaddi Shacabka Soomaaliyeed, runtii xornimadda Ummadda Soomaaliyeed si sahlan kuma imaanin balse halgan adag ayaa loo soo galay oo naf iyo maal ba loo huray. Xisbigii SYL Koonfur iyo SNL Waqooyi oo xusid mudan doorkii ay ka soo qaateen soo dhallinta xornimada Shalay aynu ku faano, Shacabka reer Waqooyi waxay go’aansadeen in ay soo raacaan walaalahood konfureed, maxaa yeelay waqooyi had iyo jeer waxay hamineysay ama ay ka shaqeyn jirtay midnimadda soomaali weyn Pan Somalisim, taasi waxaa daliil cad u ah in cuqaashii goboladda Waqooyi 1946dii waxay ingriiska ka codsadeen in Soomaaliya u mideyo iyagoo ku adkeyey ingriiska inuu isku daro 5ta Soomaaliyeed.

Sannadkii 1947dii mar labaad codsi kale ay u jeediyeen Ingriiska iyagoo ku adkeynaayey in Soomaali mideysan la helo oo Ingriiska hoggaanka u qabto isla markaasina gaarsiiyaan xornimo taam ah oo ka kooban Soomaali weyn, qoraalkii Uurdoox u gudbieyey uu ku sheegay in 90% Ummadda Soomaaliyeed ay isku raacsan yihiin in ay helaan xornimaddooda iyagoo mideynsan 5ta Soomaaliyeed ah , maadaama ingriiska gacanta ugu jirtay inta badan ee qeyba Soomaaliya, taasoo aheyd himilada Shacabka Soomaaliyeed.

Haddii aan si kooban aan u dul maro taariikhda 26ka Juun iyo 1Luuliyo oo ah maalin weyn oo aan lagu soo koobi karin qoraalkaani laakiinse waxaan jecelahay in aan waxa yar ka xuso. Bishii September 1949kii Jammacadda Qaramada Midoobey shirweynii ay yeesheen waxay go’aansadeen in Soomaaliya loo dhiibo maamulkeedii Dawladda Talyaaniga iyadoo 4tii dawladood oo ah kuwii ku guuleystay dagaalkii labaad ee adduunka ay u ahaan doonaan la talinta maamulka muddo10 sano ah in Soomaaliya la gaarsiiyo xornimo.

La soco qeybta 2aad

Qore: Abdulkadir Ali Bolay

waana habeyntii C/laahi Ruush

Xigasho: SONNA

SANAD GUURADDII 59AAD EE XORNIMADA IYO MIDEYNTA UMMADDA SOOMAALIYEED (Qeybta2aad)

https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/06/Abdullahi_Issa_Mohamud-3.jpgQeybta 2aad ayaa waxay ka bilaabananeysaa Bishii Oktoober 1949kii: Mudani Cabdullahi Ciisi Maxamud oo ahaa Xoghayihii guud ee SYL markii uu tagay United Nations wuxuu baaq u soo jeediyey dhamaan Ummmadda Soomaaliyeed meel kast oo joogaan baaqasi oo ku sabsanaa in shacabka Soomaaliyeed oo ay halgan xoog leh u galaan si looga hortago qorshaha talyaaniga SFORZ –BEVIN iyo Dawladda Ingariiska in Soomaaliya gacanta loo geliyo dawladda talyaaniga United Nation qorshahaasi way diiday, qorshahaasoo ujeeddooyinkiisa ugu waaweynaa u ahaa in talyaaniga ku andacoodday in gacanta loo geliyo Soomaaliya maadaama uu hanti fara badan ay u taalo isla markaasina si dhulka Soomaaliyeed uu u keeno ama u soo dejiyo dad talyaani ah si ay u noqoto Soomaaliya ay u noqoto habkii South Africa oo kale oo halkaasi ay ka dhashaan is dhex gal Ummadda Uoomaaliyeed iyo dad talyaaniga.

Allaha ha u naxriistee Cabdullahi Ciise wuxuu Ummadda Soomaaliyeed ku baraarujiyey in xooggooda ay isku geeyaan si qorshahaasi talyaaniga ee hagardaamadda badan lagu baajiyo oo looga hortago . Mar alla markii xisbiga ay soo gaareen baaqasi Cabdulllahi Ciise uu ka soo jeediyey New York , waxay 5tii Oktoober 1949kii laga abaabulay bananbax weyn oo ka dhacay Dhaxag tuur , halkaasi oo ay ka dhacday mashaqooyin oo dhimasho iyo dhaawacba isku jiray, kuwaasoo ay geesteen askartii gumeysiga Ingriiska.

1dii April 1950kii Taliyaniga wuxuu Ingriska kala wareegay Mamulki dalka Soomaliya inuu dalka garsiiyo 10 sanadood gudahood dawladdnimo taam ah 12kii Oktobar 1954kii Waxaa la gudoonsaday in Dalka loo sameeyo calan, kaasoo noociisa ah buluug oo dhexda kaga taal xiddig cad oo shan geesoo ah, taasoo macnaheeduna yahay shanta Soomaaliyeed.

19541958kii Waxaa la qabtay dorashooyinkii Golayaasha degaannada dalka oo dhan waxaa kaloo la abuuray golaha sharci dejinta.

https://sonna.so/wp-content/uploads/2019/06/daud.jpg29kii April 1956kii Waxaa la qabtay doorashooyinkii siiyasadda lagu na soo doortay dalka oo dhan. Golahaasi wuxuu ka koobnaa 70 kursi. 60 ka mid ah waxaa loo qeybiyey Xisbiyadii tartamaysay , SYL waxay heshay 43 kursi , Xisbiya na 13 kursi , 10 kursina waxaa loo qeybiyey ajaanibta dalka ku noolaa , (a) Talyaani 4 kursi (b) Carabta 4 kursi (c) Pakistan 1 kursi (d) Hindi 1 kursi , Xisbiga Dimoqaradiga 3 kursi iyo Xisbiga Midowga M 1 kursi . Golahaasi oo ahaa kii golaha shacabka ee la soo doortay waxaa Guddoomiye ka noqday Mudane Aadan Cabdulle Cismaan.

7dii Maajo 1956 SYL Waxaa loo xilsaaray inay soo magacawdo Ra’iisal Wasaare, Ra’iisal wasaarihii ugu horeyna waxaa loo soo magacaabay mudane Cabdullahi Ciise Maxamoud oo soo dhisay dawlad ka kooba Ra’iisal wasaare iyo 5 wasiir 1959 Cabdullaahi Ciis uu soo dhisay dawlad ka kooban Ra’iisal Wasaare iyo 10 wasiir.

12 April 1960kii Waxaa la dhisay Ciidan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu hogaaminaayay Allaha ha u naxriistee General Daa’uud Cabdulle Xirsi, khudbadii ugu horreysay ee uu soo jeediyey Allaha ha u naxriistee wuxuu yiri, " Shalay waxaa la aasaasay Ciidankii dalka daafici lahaa haddii cadaw ku soo gardarooda ama ku soo duulo…

Qore: Abdulkadir Ali Bolay

waana habeyntii C/laahi Ruush

Xigasho: SONNA

LA SOCO QEYBTA KA HARTAY

OGEYSIISKA GUUD

 

OGEYSIISwaxaa loola jeedaa Beiersdorf AG (a German company) of Unnastrasse 48, 20253 Hamburg, Germanywaa mulkiilayaasha kaliyaee Soomaaliya iyo dhammaan dalalka kale ee Calaamadaha Ganacsiga soo socda:

BEIERSDORF

Taas oo la adeegsanayo

Daawooyinka kijinka ah iyo daawooyinka musqusha; Dentifris aan dawli ahayn; saliid, saliidaha lagama maarmaanka ah; diyaarinta dharka iyo walxaha kale ee isticmaalka dhar dhaqidda; nadiifinta, dharbaaxinta, isku dhafka iyo diyaargarowga abrasive.

Daawooyinka, daawooyinka iyo caafimaadka xoolaha; udiyaarin nadaafadeed ujeedo caafimaad; cuntada dietiga iyo walxaha loo isticmaalo daaweynta ama caafimaadka xoolaha, cuntada dhalaanka; dheellitirka cuntada ee dadka iyo xayawaanka; boomaatada, qalabyada dharka; qalabka lagu joojiyo ilkaha, dharka ilkaha; jeermis dilaha; diyaargarowga loogu talagalay in la baabi'iyo raridda fungicides, herbicides.

Qaliinka, caafimaadka, ilkaha iyo caafimaadka xoolaha iyo qalabka; maskax dabacsan, indhaha iyo ilkaha; maqaallada orthopedic; qalabka suuq-galka; qalabka daaweynta iyo qalabka caawinta ee loogu talagalay naafada; qalabka duugista; qalab, qalab iyo maqaalo loogu talagalay dhallaanka xanaanaynta; qalabka jimicsiga, qalabka iyo alaabta

ELASTOPLAST

Taas oo la adeegsanayo

Daawooyinka, daawooyinka iyo caafimaadka xoolaha; udiyaarin nadaafadeed ujeedo caafimaad; cuntada dietiga iyo walxaha loo isticmaalo daaweynta ama caafimaadka xoolaha, cuntada dhalaanka; dheellitirka cuntada ee dadka iyo xayawaanka; boomaatada, qalabyada dharka; qalabka lagu joojiyo ilkaha, dharka ilkaha; jeermis dilaha; diyaargarowga loogu talagalay in la baabi'iyo raridda fungicides, herbicides

NIVEA

Taas oo la adeegsanayo

Daawooyinka kijinka ah iyo daawooyinka musqusha; Dentifris aan dawli ahayn; saliid, saliidaha lagama maarmaanka ah; diyaarinta dharka iyo walxaha kale ee isticmaalka dhar dhaqidda; nadiifinta, dharbaaxinta, isku dhafka iyo diyaargarowga abrasive.

Qof kasta oo nuqul ka ah, ku takooraya, ama si kale oo kasta oo xadgudub ku ah xuquuqda ku xusan Xuquuqda Markhaatiga ayaa lagu sii wadi doonaa iyadoo loo eegayo Sharciyadaha ku lug leh Soomaaliya si looga hortago in lagu sameeyo Markhaatiyada been abuurka ah ee ganacsiga






Vacancy Announcement

FINANCE SENIOR ASSOCIATE –LICA 7/ ICS 7

UNOPS Somalia Country Office (SOCO) has had a solid and continuous in-country expert presence successfully implementing programs since the mid-1990s, where it is currently undertaking various projects and initiatives in close collaboration with the Federal Government of Somalia (FGS), Federal Member States (FMS) and partners from the global donor community.

UNOPS’ projects in Somalia focus on several key sectors that include infrastructure development, institutional capacity building, project management, advisory services, and procurement services. These projects cut across multiple sectors, including education, healthcare, national security, law enforcement, immigration services, justice, transport, and public works among others. UNOPS work in Somalia is geared towards driving growth and development in the country, a process that requires developing a close relationship with the FGS and the other development partners.

What drives us is a passion to fight inequalities and to provide opportunities to those most vulnerable. This means we often work in the most challenging environments, building foundations for communities to function and people to live with dignity and respect.

To succeed here, he/she need to be able to combine creativity with the organizational skills to manage numerous different projects to tight deadlines simultaneously, as well as working with the different units to meet their expectations.

We are therefore, looking for potentially curious talented Somali citizens with knowledge in Accounting /Finance and good communication skills with stakeholder focus to join the formidable team. Things happen quickly at UNOPS-SOCO and the work culture encourages you to be an enthusiastic team player - a self-starter who can work cross-functionally and isn't frightened to take risks or try out new ways of doing things within UNOPS.

Apply now at:

https://jobs.unops.org/pages/viewvacancy/VADetails.aspx?id=18070

The Vacancy Announcement includes: Terms of Reference, required educational qualifications & work experience as well as the contract conditions.

Please note:

·The closing date is midnight Copenhagen time

·This is a local position and only Somali citizens are eligible to apply.

·Applications received after the closing date will not be considered.

·Only those candidates that are short-listed for interviews will be notified.

·Qualified female candidates are strongly encouraged to apply.

·Duty Station: Mogadishu and it is a non-family station.

·UNOPS seeks to reasonably accommodate candidates with special needs, upon request.

·Work life harmonization- UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands. We have a progressive policy on work-life harmonization and offer several flexible working options. This policy applies to UNOPS personnel on all contract types

·UNOPS seeks to reasonably accommodate candidates with special needs, upon request.

·For staff positions only, UNOPS reserves the right to appoint a candidate at a lower level thanthe advertised level of the post

·The incumbent is responsible to abide by security policies, administrative instructions, plans and procedures of the UN Security Management System and that of UNOPS.

All candidates are requested to submit their application online, through the above-mentioned links and following the instruction included in the vacancy announcement. No paper application or any other means of transmission will be accepted.

Closing date: Monday, July 15, 2019.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip