HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU8 TIMES DAILY7 NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA JUUN 2019-KA

0
Saturday June 22, 2019 - 09:13:41 in Wararka by
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU8 TIMES DAILY7 NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 22-KA JUUN 2019-KA

    MAXAA LOOGA HADLAYA KULANKA GOLAHA SHACABKA EE MAANTA Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 22/6/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAXAA LOOGA HADLAYA KULANKA GOLAHA SHACABKA EE MAANTA Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 22/6/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho. Ajendaha kullanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Maanta ayaa ah U codeynta H/Sharciyeedka Dhismaha Guddiga ladagaalanka Musuq.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

Kulamadda Xildhibaanadda ayaa baaqanayay maalmihii ugu dambeeyay, waxaana Gudoomiyaha Golaha Shacabka uu ku baaqay in xildhibaanada ay soo xaadiraan kulanka, islamarkaana Cidii maqnaata lala xisaabtami doono

GUDIGA LA SOCODKA ARRIMAHA XAJKA OO WARBIXIN SOO SAARAY

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/06/Xajka.jpg Gudiga la socodka howlaha Xajka ay aa warbixin ka soo saareen waxa ay uga hadleen arrimaha xajka de sanadkaan iyaga oo be en abuur ku tilmaamay wa rar lagu faafiyay baraha bulshada.

Afhayeen u hadlay gud iga ayaa shaaca ka qaaday in meel wana gsan ay soo gartay howsha xajka isla mar kaana sanadkaan ay aad uga duwan tah ay sanadihii la soo dhaafay kuna tartame en shirkado duulimaad oo badan looguna talagalay inay u adeen xujeyda Somalida.

Qoraal bartiisa Facebook uu ku qoray Sh.Cali Wajiis oo ah gudoomiyaha gudiga loo xilsaaray arrintaan ayuu ku sheegay in walaac badan uu ka jiro sanadkaan gud ashada acmaasha Xajka ee dhinaca xuj eyda Soomaaliyeed.

KENYA OO HOGGAAMINAYSA HAWLGALLADA ILAALINTA XEEBAHA SOOMAALIYA

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_233EA3-432DA7-92B1B7-FEF6A2-26BCA0-184AAC.jpg&h=210&w=210 Dowladda Kenya ayaa loo doortey in ay hoggaamiso Kooxda Xiriirka Burcad Ba deedda Xeebaha Soomaaliya (CGPCS) muddo Labo Sano ah oo ka billaabanaysa Jannaayo 2020ka.

Go’aankan ayaa kasoo baxay kulankii 22aad, Kal fadhigi isa 22aad ee ay koo xdu ku yeelatay Shal ay oo ay Bishan June ahayd 20, Magaal ada Balaclava ee Jasiiradaha Mau ritius.

Xoghayaha Wasaaradda difaaca Ken ya, Raychelle Omamo, oo kulanka ka had ashay ayaa sheegtay in Dowladdeedu ay la shaqeyn doonto dhammaan Dalalka xu bnaha ka ah kooxdan iyo daneeyayaasha Soomaaliya, si loo hubiyo dedaalka Be esha caalamka ee ku aaddan ka hortagga iyo la dagaallanka dhaqdhaqaaqyada Bur cad Badeedda.

Mss; Omamo, ayaa sheegtay in amma anka Badda uu fure u yahay nabadgelya da Dalka Kenya iyo qorshahaheeda kobc inta dhaqaalaha.

Hoggaaminta Kooxdan ayaa Kenya u fududeynaysa , in ay fursad u hesho mide ynta Dalladaha Gobolka iyo kuwa Caal amiga, si ay u hesho ka tala bixinta caqa baha, la tacaalidda BudhcadBadeedda iyo yaraynta halista ay ku hayaan Badda, in kastoo ay waayadii dambe yaraadeen dhibaatooyinkii Burcad Badeedda.

Dowladda Kenya ayaa hoggaanka Ko oxdan kala wareegaysa Mauritius oo xil liyadii ugu dambeeyay soo haysay xilkan.

Qabadasha hoggaanka Kooxda Xiriirka Burcad Badeedda Xeebaha Soomaaliya (CGPCS), ayaa ku soo beegmaya xilli ay taagan tahay xurguf ka dhalay muran Ba deedka ka dhexeeya Somaliya iyo Kenya.

GUDDOOMIYE MURSAL OO KORMEEREY XARUNTA KMG CUSUB EE GOLAHA SHACABKA

mm Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxi geenka 1aad ee golaha shacabka, Xildhi baanno iyo xoghayaha guud ee golaha iyo sidoo kale Safiirka dowladda aynu wa laalaha nahay ee Turkiga u fadhiya Soo maaliya ayaa kormeeray xarunta kmg ah ee Golaha shacabka ee dhawaan dhism ahaheeda laga hir geliyay Xarunta guddo onka iyo gudiyada ee Villa Hargeysa.

Xubnaha guddoonka golaha Shacabka iyo Safiirka ayaa qeyb qeyb u kormeeray qeybaha ay xarunta ka koobantahay gaar ahaan hoolka ay ka dhici doonaan kulam ada guud ee golaha iyo xafiisyada, waxaa na xaruntan Oo ay dhistay shirkadda TIKA ay noqon doontaa mid si kmg ah uu go luhu ugu howlgalo inta laga dhisaayo gur iga Umadda oo dhawaan dib u dhis balaa ran uu ka bilaaban doono.

Intaasi ka dib waxa ay yeesheen kulan looga hadlayay xoojinta iyo iskaashiga xiri irka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Soomaa liya iyo Turkiga gaar ahaan dar dar gelinta mashaariicda Walaalaha turkiga uu soom aaliya ku taageeraayo iyo sidoo kale ka taageerida golaha shacabka ee dhinaca sharci dejinta.

DONALD TRUMP OO SI DEG DEG AH UGA LAABTAY GO’AANKIISA AHAA IN LA DUQEEYO

Madaxweynha Mar ey kanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in diya arad aha Milita ry ee Mareykanku ay du qeeyaan Iiraan, si da ay baahin aya an warbaahina da Caalamka. War Qoraal ah oo uu daabacay Wareg geyska Newyorka Times, ayaa sheegaya in mad xweyne Trump uu bixiyay awaamiir la xiri irta duqeymo ka dhan ah Iiraan,balse uu dib uga laabtay go’aankaasi markii ay diy aaraha dagaalku ay hawada galeen, ayna isku diyaariyeen duulaanka Iiraan. Sidoo kale maraakiibta dagaalka Mar eykanka ayaa dagaal u diyaar garoobey, ilaa iyo haatan Lama oga sababta go’aan kaasi uu u qaatay Trump,balse wararka ayaa sheegaya in aysan la qabin Wasiirka Arrimaha dibadda Mike Pompeo iyo Johon Bolton oo ah,lataliyhaha amniga ee Trump.

Inkastoo xiisada Mareykanka iyo Iiira an ay soo jiitamaysay, ayaa haddana Mar eykanku ka carooday diyaarad ay lahayn Washington oo ay soo riiday Iiiraan, iyad oo ku sheegtay in si gar darro ah ku soo gashey hawada dalkeeda,diyaaradaasi oo la sheegay in qiimaheedu uu ku fa dhiyay 130 Milyen oo Dollar.

Madaxweynaah Dalka Mareykanka Do nald Trump ayaa xaruumaha uu amray in la duqeeyo waxaa kamid ah, dhisma yaasha Raadeerka,iyo kuwo Militari, bal se iiraan ayaa sheegtay inay is difaa cay so ayna ka gorgortamin arrimaha qadi yada dalkeeda.

Dhanka kale Nanci Palosi oo ah Gu ddoomiyaha Aqalka Congresska ee Mareykanak ayaa ugu baaqaday Trump in uu ka digtoonaado inuu isku sii furo xa alado cakiran,waxaana ay xustay in Mar eykanku uusan haatan diyaar u ahayn da gaal lala galo dalka Iiraan.

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA SOOMAALIYA OO GAARAY DHUUSAMAREEB

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_840A19-34607A-362919-098A7A-978DE0-9B79CB.jpg&h=210&w=210 Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud waxaa Goordhow gaaray wafdi uu hoggaam ina yo Wasiirka Was aaradda Arrimaha Gudaha XFS iya Ca bdi Maxamed Sabriye, iyada oo hal kaasi lagu soo dhaweeyay.

Ka hor tegitaanka Wasiir Sabriye ee Magalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka horeysay Warqad uu soo saaray Madaxw eyne Xaaf uu Shirkadaha Diyaaradaha uu ku amrayay in deegaanada Galmudug ke eni Karin wafdi ka socda Dowladda, haye eshee wadahadal ka dib la isku raacay in Wasiirka uu tago Dhuusamareeb.

Wararka laga helayo Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxda Ahlusunna ee ku biiray Galmudug ay dha nkooda oggol yihiin in wadahadal lala furo wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Soom aaliya,hayeeshee taasi uu ka horyimid Madaxweyne Xaaf.

Wafdiga Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ay ka mid yihiin Xildhiba ano ayaa waxaa ay kulamo la qaadan doo naan Madaxda sare ee Galmudug, iyaga oo ka wada hadli doonaan sidii xal looga gaari lahaa waqtiga doorashada Galmu dug ay dhaceyso oo la isku khilaafsan

yahay.

XISBIGA UU HOGGAAMIYO XASAN SHEEKH OO KA HORYIMID GO’AANKA DFS

xasan Xisbiga Midowga Nabadda iyo horum arka ee uu hoggaamiyaha u yahay Mada xweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuudayaa ka horyimid Go’aan kii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee doo rashada Galmudug & muddo xileedka Ma daxweyne Xaaf looga hadlay.

WarSaxaafadeed kasoo baxay Xisb iga ayaa lagu sheegay in Doorashada Gal mudug kaliyaay xaq u leeyihiin hay’adda ha uu xaqsiinayo dast uurka dowlad gobo leedka Galmudug oo ay ku heshiiyeen be elaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan deeg anada maamul gobole edka Galmudug.

Warqada-Xisbiga xasan sheeg hogaamiyo Sidoo kale WarSaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Xisbiga Midowga Nabad da & Horumarka uu halkan ka cadeynayo in warsaxaafaddeedkii ay soo saartay was aaradda arimaha gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya taariikhdu markay aheyd 18ka June 2019 uu ahaa mid shar ci darro ah, looguna gafay dastuurka KMG ah ee dalka u yaalla.

Hoos Ka Akhriso WareSaxaafadeedka Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka

GALMUDUG OO DEEGAANNADEEDA KA MAMNUUCDAY MAS'UULIYIINTA DOWLADDA SOOMAALIYA

War Qoraal ah oo ka soo baxay madaxt ooyada dowlad gobolleedka Galmudug ay aa looga mamnuucay deegaannada uu maamulka ka arimiyo mas'uuliyiinta ka tir san dowladda Soomaaliya.

Qoraalka ayaa faraya shirkaddaha diy aar adaha ee taga deegaannada Galm udug in aysan soo qaadi karin islamark aana ka soo dajin karin deegaannada Gal mudug mas'uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.

Xiriirka Dowlada Federalka iyo Ma amul Goboleedka Galmudug ayaa sii xum aanaya iyadoo dhowaan amar ka soo bax ay wasaarada arrimaha gudaha uu ku gacan seyrey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle. Dhawaan ayeey aheyd markii Wasaarrad da Arrimaha Gu daha xukuumadda Soomaaliya go'aan ka gaartay muddo xileedka madaxda Galmu dug iyo guud ahaanba doorashada maa mulka oo ay sheegtay Wasaarraddu in la qabanayo bisha July soo socta.

Balse madaxweynaha dowlad gobolleed ka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacanseyray warka ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Gudaha Soom aaliya.

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_75C497-9667B4-F36751-9052D0-37345E-BD91D0.jpg&h=210&w=210DOWLADDA SOOMAALIYA OO DIGNIIN U DIRTAY SHAQIYAAD AY SHEEGTAY IN AY DHAAWACAYAAN QARANNIMADA

Dowladda Soomaaliya ayaa markii u gu horeysay digniin culus u dirtay islam ar kaana sheegtay in ay talaabo ka qa adi do onto shaqsi yaad ay ku eedey say in ay wa ddaan falal lidi ku ah jirita anka Qarannima da iyo Midnimada Uma dda Soomaaliyeed.

Warkaan ayaa ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soom aaliy a waxaana la gu sheegay in dad kaasi si adag loola xisaabtami doono, waxaa ay dadkaa ku tilmaamtay in ay ka mid yihiin mas’uuliyiin hore.

Waxaa kaloo dowladdu sheegtay in shaqs iyaadka digniintu ku socto ka tirsanaan karaan dowladda dhexe ama heer dow lad gobolleed, kuwaa oo sida ku cad qoraalka caadeystay in ay garab siiyaan ficilada dhaawacaya Qarannim ada.

Qoraalka ka soo baxay dowladda ayaa u dhignaa siddan :

HOWGAL LAGU QABTAY XUBNO LA SHEEG AY INAY KA TIRSANAAYEEN ALSHABAAB &

Ciidamada gaarka ah ee PSFta dow lad goboleedka Pun tland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Habeen hore axa fado ka tirsan Ma galada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari waxaa la sheegay inay kusoo qabteen Xubno lagu tuhm ayo inay xiriir la leeyihiin AlShabaab iyo Kooxda Daacish.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada PSFa ee howlgalkaas hogg aamineysay ayaa wa xaa ay sheegeen in howlgalkaas ay ku soo qabteen Lix ruux oo ka kala tirsan AlShab aab iyo Daaci sh iyo Agab sahay ah oo loo waday.

Saraakiishu faah faahin intaasi dhee raad ah kama bixin howlgalka ay Habeen hore cii damada Puntland ay ka sameeyeen xaa fado ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari,halkaas oo mararka qaar ay ka dhacayaan falal Amnidarro.

Howlgalka Habeen hore Ciidamada Puntland ay ka sameeyeen Magalada Boo saaso ay aa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Dorraad Ciidamada ay Bartamaha M/Bo os aaso kasoo saareen Miino lagu Aasay, waxaana xusid mudan in Xubno ka tirsan AlShabaab iyo Daa cish ay ku sugan yih iin deegaan ada Buur aleyda ee Gobolka Bari.

AAS QARAN OO ABWAAN SINGUB AUN LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA JIGJIGA

sangub Waxaa Aas Qaran loogu sameeyay magaalada Jigjiga AUN Abwaan Maxamu ud Cabdulaahi Ciise ( Singub ). oo maan ta barqadii maydkiisa la keenay magaa lada Jigjiga.

aas Aaska ayaa waxaa kasoo qayb galay dad aad u badan oo isugu jira Mas'uuli yiin dawladeed Abwaano, Ugaasyo, Od ayaal dhaqameedyo,iyo shacab kale oo dhammaantood ka kala yimid dalalka dariska.

Dadkii ka soo qayb galay Aaska ay aa goobtii kasoo jeed iyay taariikhda Ab waanka AUN oo kooban, waxaa sidoo kale goobta Aaska ku sugnaa eheladii Ab waan Singub, waxaana ugu dambayn mar xuumka loogu duceeyay inuu Ilaa hay u naxariisto, Jannatul Firdowsana ka

Waraabiyo.

FARMAAJO OO SAXIIXAY,,,MADAXWEYMNE FARMAAJO OO SAXIIXAY KA MID NOQOSHADA JFS EE CAHDIGA QARAM ADA MIDOOBEY EE XUQUUQDA NAAFADA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaram ada Midoobey ee Xuquuqda Naafada.

Munaasabad uu ku dhaqan geliyey Madaxweynuhu ka mid noqoshada Dowl adda Federaalka Soomaaliya Cahdiga Qara mada Midoobay ee Xuquuqda Dad ka Naafada Ah ayaa ku qabsoomtay Mad axtooyada, waxaana goob joog ku ahaa Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuq uuqul Insaanka Xukuumadda Marwo Dee qo Yaasiin Xaaji iyo Agaasimaha Madaxto oyada Qaranka Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade).

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insa anka Xukuumadda Federaalka Soomaa liya oo tilmaamtay dadaalka joogtada ah ee dowladdu ugu jirto diyaarinta shuruu cda iyo yagleelidda hay’adaha xaqsiinta dadkeenna nugul ayaa uga mahadcelisay Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare akhr inta, falanqaynta iyo ansixinta Heshiiskan oo waxtar u leh dhismaha Hay’adda Naaf adaqa Qaranka.

DFS ayaa ogolaatay Bishii Oktoobar ee sanadkii 2018 in ay ka mid noqotay Ca hdiga Xuquuqda Dadka Naafada ah, kad dib markii Wasiirka Haweenka iyo Xuqu uqul Insaanka Xukuumaddu ay ku saxiix day Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.

TAABIT CABDI OO WAR KASOO SAARAY XAAL ADA SIYAASADEED EE KA JIRTA GALMUDUG

taabid Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa War kasoo saaray Siyaasada maamulka Galmudug ka dib markii la she egay in Shalay hal ka asi ay si xoog ah ku tageen Mas’uul iyiin tir san dowlad da dhexe.

"Galmudug war ar ka ka imaanaya maahan kuwa hor uscod xambaarsan, iyadoo inta badan ma daxda sare ee DFS ay Gal mudug ka soo jeeda an deegaan ahaan, in xal loo waayo waa ba roortu orgiga ka weyn”ayuu yiri Gud doomiye Taabit.

Waxaa uu sheegay in xog ogaal u ah aa xaalada Galmudug, iyo sidii loo xaliyay khilaafkii sanadkii 2017 iyo heshi iskii dhex maray Galmudug iyo Maamulka Go bollada Dhexe ee Ahlus una, waxaana uu ku baaqay in xaaladii Dorraad aan Shalay looga darin.

"Waxaan xogogaal u ahay sidii far iyo suulinta laheyd ee lagu xaliyay khilaafkii 2017 ee Galmudug & heshiskii dhaxalgal ka ahaa ee dhex maray GalMudug iyo Ma amulkii Gobollada Dhexe ee AhluSunnah ee ilaa Shalay la harsanayo. Markaan way ka sahlan tahay tii Dorraad ee yaanan looga darin, Maalintii Kismayo lagu samee yay Gollaha Iskaashiga DowladGoboll eedyada oo sabab u aheyd aasaaside eda khilaafkii GalMudug ee markaas, ma anta way ka dhawdahay waa hadii xal linteeda dariiq xalaal ah loo mara yo”ayuu hadalkiisa ku sii daaray.

Ugu dambeyn Guddoomiye Taabit ay aa talo u soo jeediyay Madaxda DFS iyo dowlad goboleedy ada, is agoo yiri "Hoga anka Shalay heer Federal iyo Heer Dowl adGobolleed iyo kuwii ho reba, waxaan kula talineynaa idinka ha isu muuqaninee ee adeegga umadda ha idiin muuqdo. U mmad amni iyo adeeg u baahan yaanan dhaanto siyaasadeed lagu dul cayaarin”

yariisow-500x333DUQA MUQDISHO OO KU BAAQAY IN LA QAADO DHAGXAANTA YAALA WADOOYINKA MUQDISHO

Cabdi raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow Guddoomiyaha gobolka Ban aadir oo la hadlay warbaahinta ayaa wax aa uu sheegay in xili gan horumar weyn laga gaaray amniga caasim ada.

Guddoomiyaha ayaa waxaa uu la dardaar may askarta booliska ee joogta wad dooy inka caasimada, isagoona sheegay in loo baahanyahay in shacabka loo fudud eeyo wadooyinka si ay u maran meel kas to

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in ay jiran shaqsiyaad siyaasade ynaya amniga caasimada, taasina aan loo baahneen xiligan ayuu yiri yariisow.

CIIDAMO ITOOBBIYAAN AH OO LAGU QARXIY AY DEEGAANKA DEYNUUNAAY EE G/BAY.

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_D89EF3-66A642-CA6C24-E53F7E-7222B2-3A4D41.jpg Wararka ka imaanaya Deega anka De ynu unay oo ka tirsan Gobalka Bay ayaa sheeg aya in qarax xoogan lagu lala eeg tay ciidamo Itoobi yaan ah oo mara yay de eg aan kaa si.

Qaraxan oo ah aa mid ay jugtiisu aad u xoogan,islamarkaana laga maqlay Deega anada Baydhabo iyo Buurhakaba ee Gobalka Bay ayaa dhaliyey Khasaaro dhimasho iyo dha awac ah oo soo gaaray ciidamadii Itoobiyaan ka ah aa ee lala eegtay qaraxa.

Dadka Deegaanka ayaa u sheegay Warbaahinta in qaraxa lala eegtay ciid amo ka tirsan itoobiya, waxaana la shee gay in khasaari lixaad leh la gaarisiyay cii dankaasi.

Warbaahinta AlShabab ayaa waxaa lagu faafiyay in qaraxaasi lagu dlay 5 ask ari oo ka tirsan ciid anka itoobiya, mana jiro wax war ah oo ka soo baxay Taliska ci idanka Itoobiya ee Gobalka Bay iyo Maa mulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

GUDDOOMIYAHA WAXBARASHADA DEGMA DA MARKA CABDIXAKIIN OO QEYBI YEY BUU GAAG TA MANHAJKA DALKA

manhajka cusub Gudoomiyaha waxbarashada ee De gmada Marka, Koofur Galbeed Soomaak iya Cabdixakiin Cabdi Siidoow ayaa ma anta Afar Goobood ee Waxbarasho oo ka mid ah Goobaha Waxbarashada Degm ada Marka u qeybiyay Buuga agta Manhaj ka ee bilowgii sandkii hore ay diyaarisay Wasaar adda waxbarashada Hidaha Tacli inta Sare ee Soomaaliya.

Munaasabadani lagu Qaybinayay Bu ugaagta waxaa Gud oomiyaha ku wehel iyay Gudoomiye Kuxigeenka Qorshaynta iyo dibUdhiska Degmada Mark Saalim Xa san Buraale iyo Gudoom iyaha Haweenka Degmada Marka Muna Maxamed Subeer (Muna Gaaboow) ayagoo kala qeybqaa tay howlahii Ardayda loogu qeybina yay Buugaagta Manhajka cusub.

Gudoomiye Cabdixakiin, oo ka hadlay mu naasabadani ayaa sheegay muhiimad da ay leedahay in la gaarsiiyo Buugaagta Manhajka Waxabarashada dhamaan Goo baha Waxbarasho ee Degmada Ma rka, wuxuuna kula dardaarmay Maamulayaa sha iyo Macalimiinta Goobahaasi Waxba rasho in ay sii wadaan shaqada wanaag san ee ay u hayaan Bulshada, wuxuu na kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan wadashaqaynta Macalimiinta iyo waalidiinta si loo hubiyo kobcinta garaadka iyo heerka aqoon ee Arda yda Degmada Marka.

Degamda Marka waxay kasoo kabanays aa dagaalo ba’an oo mudo dheer ka socd ay iyadoo ay adeeg yada asaasiga ah ee bulshadana ay si tartiib ah dib ugu soo

laabanayaan.

MUNAASABAD LAGU DAAHFURAYAY SHIRKAD DA DIYAARADAHA HALLA AIRLINES OO MUQDISHO LAGU

diyrd Munaasabad xariga loogaga jarayay dulimaad ay dalka gudih isa iyo dibad iisa ka ayaa Shirkadda Halla Airlines ayaa Shalay lagu qab tay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Sooma aliya.

Mas’uuliyiin isugu jira Wasiir, xildhiba ano, culumaa’udiin,ganacsato,d iyo dad weyne kale ayaa ka qeybgalay munaasa bada daahfurka duulimaadyada shirkadda diyaaradaha Halla Airlines.

Ugu horeyntii waxaa warbixin ka soo jeed iyay munaasabada Sheekh Ibraahim oo ah mil kiilaha shirkadda HALLA wax ana uu sheegay in ay shirkaddu shacabka Soomaaliyeed.

"Howshan waxaa nagu ka lifay dabacsa naanta soo maalida ka haysato safar ka sidaa awgeed ayaan u go’aansanay inaan bilowno howsh an.”ayuu yiri Sheekh Ibraa him

Shirkadda waxaa ay ka howlgali doontaa dhamaan gobolada dalka iyo wa damada deris ka la ah Soomaaliya iyadoo si gaar ah duuli maadyada Xajka u bilaabi doonto. "Duulima adyadeena waxa ay ah aan doonaan Muqdi sho illaa Madiina, si toos ah ayaa loo geyn do onaa magaal ada Medina ee Boqort ooyada Sa cudi Carabiya.”ayuu Maxamed Daahir oo ka mid ah mas’uuliyiinta Shirkadda Halla.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Beenebe ene oo ka mid ah mas’uuliyiintii ka qeyb gashay muna sbada xarig jarka ayaa soo dhoweeyay shirk adda cusub ee HALLA ee duulimaadka ka bil owday dalka wax ana uu u rajeeyay in ay soo kordhiso adee gyo casri ah.

Wasiirka duulista hawada Maxamed Oom aar oo ka hadlay munaasabadan ayaa sheeg ay in uu rajeynayo in xujayda Soomaaliyeed u fududeyn doonto shirk adda Halla.

"Shirkadda dadka ku jira waa kuwo aan wajiy adoodu ku cusbeyn howlaha adeega diyaara daha waxaan rajeynayaa in isbedel ku keeni doonto shirkaddan dalka. ”ayuu yiri Wasiirka duulista Maxamed Oomaar.

Diyaaradaha ay isticmaali doonto shir kadd an ayaa waxaa ka mid ah Boing 737 iyadoo dadweynaha Soomaaliyeedna ay soo dhowe eyeen.

DUMAR SOOMAALIYEED OO FEYNUUS KU SHITAY WADDO KU TAAL MINNEAPOLIS

Haween Soomaali ah oo deggan M/ Minn eapolis ee dalka Mareyk an ka, xaa fad ay soo maalidu ku badan tahay ayaa caba sho ka muujiyey waddo mugdi ah oo ay isticmaalaan xill iga tareenka ay ka soo degaan ama u socd aan.

feynuus-2 Haweenkan si ay dareenkooda ku aaddan mugdiga iyo dhibaatada ay ku qabaan ay u gu dbiyaan maamulka maga aladda ayey faynuus yo waddooyinka u dhigeen.

Ummad meel ku nool marka ay xaalad am ni xumo la kulanto wax aa ugu horre yn ugu nu glaada hawe enka iyo carru urta. Haddaba haw een ku nool Xaafa dda Riverside oo iskood isu abaab ulay waxay la kulmeen dhibaatooyin ka la duwan oo loogu geys tay xaafaddi ay degga naayeen qaasatan goob gaadiidka ay ka soo raacaan ama ay ugu soo dagaan.

Haweenka ayaa sheegay iney la kulm aan tuuga dhacday teleefannada, boorso oyinkoo da oo halis geliyey naftooda. Haw eenka ayaa isugu soo baxay agagaarka waddada ay mu gdigeeda ka cabanayaan si ay baaq u diraan madaxda magaalada si waddadan looga xiro.

Hase yeeshee cabashada haweenkan iisu ke entay ay ah mid aysan maamulka magaalada ka warhaynin. Haweenkan Feynuusyada i soo dibad bax ay waxay maamulka magaalada Minneoplis waxay ka rajeeynayaan iney wadd adaasi nalal ugu xirto si ay uga badbaadaan tuugada mugd iga dhibaatada kala duwan ugu geystaan.

WIIL SOOMAALI AH OO SAAMEYN XOOGAN KU YEESHAY XAFIISKA MADAXWEYNAHA MAREYKANKA

Iyadoo maalintii Dorraad 20ka Jun 20 19 ku e egneyd maalinta qaxootiga adduunka oo lo oga dabbaal deg ay dala lka caala mka intiisa badan waxaa siya abo ka la duwan looga ha dlay marxal ada ha kala duwan ee ay ku sugan yihiin dad ka dalalkoo da uga qaxaya daga allada iyo duruufaha kale ee khuseeya nolosho oda.

Dalka Soomaaliya oo isagu safka hore uga jira dalalka ay ragaadiyeen dagaall ada sokee ye iyo burburka kaabayaashii bulshada muddo ku dhow 30sano ayaa dadkiisa qaxooti ku no qday dalalka caala mka marka loo dhigo qeyb ahaan. Kum anaan qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku sugnaa xerooyinka qaxootiga dalka Ke ya ayaa nasiib u yeeshay in loo qaado dalal ka caalamka oo Mareykanka ugu weyn ya hay, ha se yeeshee xisbiga Dimoqoraadi ga oo si xoo ggan uga horjeeda fikradaha maamulka Mada xweyne Donald Trump waxay ka faa’iideyste en go’aanka Xisbiga Jamhuuriga ee haya tala da dalkaasi uu ka taagan yahay arrimaha soo galootida.

Bernie sanders oo jagada dalka Marey kan ka kula tartamay Trump ayaa muuq aal uu soo dhigay bartiisa Twitterka wax aa ka soo muuqd ay wiil Soomaali ah oo qiso murugo kala kulm ay qaxootinimadii sii min Muqdisho ilaa iyo dal ka Mareykan ka.

Wiilkaan oo lagu magacaa bo Abshir Omar ayaa sheegaya in Muqdisho uu ka ambabaxay xilli ay ka socdeen dagaalla da sokeeye, isagoona sheegaya inuu gal ay mid ka mid ah xerooyinka qaxootiga dalka Ke nya.

"Dagaalladii sokeeye xilli ay socdeen ayaan dalkeyga ka soo baxay, ma jirin xa run caafim aad iyo mid lagu gargaarayo dadka dhibaate ysan” ayuu yiri Abshir Omar oo sheegay in ha dana marxalado kale oo dhibaatadooda leh ku la kulmay xeryaha qaxootiga.

Muuqaalka Abshir Omar Mohamed ay aa warbaahinta dalka Mareykanka siya abo kala duwan u falanqeeyeen, inkastoo aanu meesha ka marneyn inuu qeyb ka noqday dagaalka siy aasadeed ee u dhax eeya xisbiyada Jamhuuri ga iyo Dimoq oraadiga isla markaana dalkaasi ay ka bil aabmeen ololaha doorashooyinka ma daxtinimada dalkaasi.

SHIINAHA OO MID MID U BURBURINAYSO MASAAJIDADA ISLAAMKA

BBC ayaa heshay caddeymo cusub oo ku saabsan howgalka ballaaran oo ay do wladda Shiinaha ku cadaadinayso Muslim iinta ku nool gobolka waqooyiga Xinjiang xilli ay sii kordhayaan tirada masaajidada ay dowladda burburineyso. Shiinaha ayaa bil aabay howgal ka dhan ah goobaha ay muslimiinta dalkaas ku cibaadeystaan, wa xaana dhibaatooyinka loo geysto muslimi inta baaritaanno ka sameeyay weeriyaha BBC John Sudworth.

Masaajidka Id Kah, waxa uu ka mid yahay masaajidada ugu waaweyn ee ku yaalla gobolka Xinjiang, waana meesha muslimiinta ugu badan ay ku cibaadeys taan , waxaa masaajidka lagu xiray kaami rooyin la soconayo dhadhaqaaqa dadka cibaadeysanayo, waa tallaabo u muuqato caburin iyo handadaad ah ah bulshadaas.

Shiinaha ayaa meel mariyay sharci ima amyada ka mamnuucaya inay daystaan garka," shacabka dalkaas waxay xor u yih iin diintooda, waana rabitaanka qofka had dii uu rabo inuu garkiisa deysto ama in kal e, Shiinaha weli kama aysan dhicin caada adiska dhanka diinta ah." ayuu yiri Imaam Kashgar.

Baaritankan ayaa lagu helay caddeym o ah in dad badan oo Muslimiin ah ay ka qaxeen guryahooda iyo in masaajido ba dan la xiray taasi waxay caddeynaysa olo laha ka dhanka ah muslimiinta dalkaas.

Cadkee ayay Soomaaliya ku leedahay Madasha Shiinaha iyo Afrika?

Japan iyo Shiinaha oo isku haya dhul

Waxaa sidoo kale Shiinaha laga mamnuucay qaar kamid ah dhaqamada u gaarka ah dadka muslimiinta ah.

Masaajido badan oo ku yaalla gobolka Xinjiang ayaa la burburiyay.

Labadii sanno ee la soo dhaafay, magaalooyin iyo tuulooyin tobanaan goobood oo diinta Islaamka lagu baranayay ayaa la burburiyey, sida lagu soo bandhigay

KAAMAROOYIN TUUGADA AQOONSADA OO LASOO SAARAY

Maamulka dukaanka weyn ee alaabada kala duwan laga helo ee Maraykanka kuyaal ee Walmart ayaa xaqiijiyey in ay adeegsanayaan kaamarooyin aqoonsada hummaagyada, si tuugada looga hortago.

Kaamarooyinkan ayaa lagu garan karaa alaabta lagu rito dambiisha lagu dukaamaysto ee qofka maqal hayaha ahi aanu iskaanka marin, ama aan la xaqiijin.

Walmart ayaa wargayska Business Insider u sheegay in tiknoolajiyaddan cusub loo adeegsan doono dukaamo ka badan 1,000 dukaan.

Shirkadda ayaa sheegtay in "maalgalintaan ay u samaysay si loo hubiyo ammaanka dadka macaamiisha u ah".

Barnaamijkan, oo lagu magacaabo Missed Scan Detection by Walmart, ayaa adeegsanaya barnaamij ay bixisay sharikad Ireland laga leeyahay oo lagu magacaabo Everseen.

Kaamarooyinka ayaa dabagal ku samaynaya alaabada iyo dadka sita. Haddii alaabada qaar lagu guro boorso ama bac inta aan la iskaan garayn, qalabkaasi waxa uu awood u leeyahay in uu u yeero qof shaqaalaha ka mid ah si arrintan uu "gacan uga siiyo".

Sharikaddan ayaa sheegtay in khasaaraha badeecooyinka ee tuugagu ay sababto uu yaraaday tan iyo markii adeegsiga tiknoolojiyaddan la bilaabay

BOGGA CAYAARAHA

AKHRISO: SHAN WADAN OO MARTIGELIN KARA CIYAARAHA KOOBKA ADUUNKA

Madaxweynihii hore ee UEFA Michel Platini ayaa xabsi loo taxaabay iyadoo su’aalo laga weydiinayo baaritaan la xiriira sida ay Qatar ugu guuleysatay martigelinta Koobka Adduunka ee 2022.

Qatar ayaa martigelinta Koobka Adduunka waxa ay ku gara acday dalalka Australia, Japan, South Korea iyo Mareykanka ka dib cod ay qaadeen gudiga joogtada ah ee FIFA laakiin kala bar 22kii nin ee codeysay waxaa lagu eedeeyay inay laaluush ka hel een dowlada Qatar.

Haddaba haddii Dowladda Qatar laga wareejio martigelionta Koobka Adduunbka yaa martiglein kara.

1: Dowladda Ingiriiska oo leh Saddex Garoon oo kala ah Wemb ley Stadium, Old Trafford, Tottenham Hotspur Stadium.

2: USA oo leh Saddex Garoon oo kala ah MercedesBenz Stad ium, Michigan Stadium, Beaver Stadium

3: Dowladda Spain oo leh Saddex Garoon oo kala ah Camp Nou, Santiago Bernabeu, Wanda Metropolitano.

4: Dowladda Argentina oo leh Saddex Garoon oo kala ah Monu mental Antonio V. Liberti, Presidente Juan Domingo Peron, Esta dio Mario Alberto Kempes.

5: The Netherlands oo leh Saddex Garoon oo kala ah Johan Cruyff Arena, De Kuip, Philips Stadion.


SOMALIA



OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSI


_______________________


KEVLAR


OGAYSIIS WAA BIXINAYA  in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ay tahay calaamad ganacsi:

E.I. du Pont de Nemours and Company, oo ah shirkad abaabulan oo ay hirgelisay shuruucda Gobolka Delaware, (U.S.A.) of Chestnut Run Plaza, 974 Centre Road, Wilmington, Delaware 19805, United States of America

waxaana loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:

Kiimikooyinka; balaastiig cayriin; maaddooyinka ceyshanka ah ee ceymiska ah, kuwaasi oo loo yaqaan 'aramid reins,' si loogu isticmaalo dhuxusha xabuubeedyada, balaastikada, reetitit reinska, xeryaha iyo wax lagu daro.

OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad isticmaala calaamada ganacsiga ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xad gudbaya xuquuqda shirkaddaas



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip