11 sanno jiro Soomaali ah oo Wacdaro ka dhigay tartanka Jaamacdda Carabta=Sawiro

0
Thursday February 11, 2016 - 12:50:55 in Wararka by
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    11 sanno jiro Soomaali ah oo Wacdaro ka dhigay tartanka Jaamacdda Carabta=Sawiro

    Dhalinyaro mataleysa SOOMAALIYA, ayaa ciyaar wanaagsan ka muujiyay tartan kubadda cagta ah oo ka socda dallka Qatar kaas oo loo qabtay caruur da'dooda ku egtahay 11 sano oo ka kala socda iskuullo ku yaalla 15 dal oo Jaamacadda Carabta ku mideysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyaro mataleysa SOOMAALIYA, ayaa ciyaar wanaagsan ka muujiyay tartan kubadda cagta ah oo ka socda dallka Qatar kaas oo loo qabtay caruur da'dooda ku egtahay 11 sano oo ka kala socda iskuullo ku yaalla 15 dal oo Jaamacadda Carabta ku mideysan. Dhalinyaradaan oo iskuuleey ah, ayaa waxaa tartanka u qabtay Telefishinka JEEM TV oo arimaha caruurta ka hadlo.

Xulka SOOMAALIYA ayaa laba kulan ciyaaray, waxeyna labada ciyaarba 1-1 la galeen dalalka UAE iyo Sucuudiga. Iskuulka Muqdisho School ayaa Soomaaliya u matalaya tartankan, wuxuuna kasoo baxay isreeb-reeb loo qabtay 8 school oo Muqdisho ku yaalla.
Wiilkan wuxuu ahaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa ee garoonka kulankii galabta ee Sucuudiga la ciyaareen. Wuxuu la ilmeynaayaa natiijada oo uu ka xunyahay.


Dolwadda Soomaaliya, gaar ahaan safaaraddeena Qatar, waxaan ugu baaqaayaa in kulanka xiga oo aan la ciyaareeno xulka Qatar, taageero dowladnimo loo muujiyo wiilashaas difaacaaya CALANKEENNA quruxda badan.

12592442_10154116160206091_5322400189365140802_n 12654693_10154119639366091_3477162386700829313_n 12662586_10154119705286091_8456886729905898758_n 12670153_10154116160536091_6705161643823546615_n 12687776_10154116160411091_276359152070373554_n 12717531_10208655723260947_8385764101211723936_n

12717759_10154119745431091_3736408953520254670_n12728946_10154119282906091_3898116971816620346_n12729029_10154119404056091_4856783893009923855_n



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip