Toogasho ka dhacday Caawa Gaalkacyo

0
Friday June 14, 2019 - 23:33:26 in Wararka by
  • Visits: 562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho ka dhacday Caawa Gaalkacyo

    Dabley Hubeysan ayaa Caawa Magaalada Gaalkacyo Ku dilay Allaha Unaxariistee Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif)oo Ka mid ahaa Dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo Dilka oo ka dhacay Gaalkacyo Dhanka Galmudug Waxaa Geystay Dabley Ku Hubeysan Bastoolado isl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabley Hubeysan ayaa Caawa Magaalada Gaalkacyo Ku dilay Allaha Unaxariistee Cali Tahliil Cadceed (Cali Dhiif)oo Ka mid ahaa Dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo Dilka oo ka dhacay Gaalkacyo Dhanka Galmudug Waxaa Geystay Dabley Ku Hubeysan Bastoolado islamarkaana Rasaas la dhacay xilli Uu marxuunku fadhiyay goob laga shaaho .

Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen dadka degaanka Cali Dhiif ayaa ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Nabad suggida Galmudug.

Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay dilal qorsheysan oo loo geysanayay dad Shacab ah iyo Saraakiil Ciidan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip