Wasiir Fowsiyo oo Ballanqaaday u sameysay Arday Baratay Caafimaadka

0
Friday June 14, 2019 - 22:49:35 in Wararka by
  • Visits: 473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Fowsiyo oo Ballanqaaday u sameysay Arday Baratay Caafimaadka

    Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay Garab istaagayaan ka wasaarad ahaan, Arday Maanta ka Qalin jebisay Jaamacadda cilmiga caafimaadka Soomaaliya ee Recep Tayyip Erdogan. Drs Fowziya ayaa si weyn u dhiirri ge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay Garab istaagayaan ka wasaarad ahaan, Arday Maanta ka Qalin jebisay Jaamacadda cilmiga caafimaadka Soomaaliya ee Recep Tayyip Erdogan. Drs Fowziya ayaa si weyn u dhiirri gelisay Ardayda waxanay u sheegtay in aysan ka wal welin shaqo, oo ay wasaaradda caafimaadka Soomaliya u heellan tahay mar walba, qeybna ka noqon doonaan hannaan wenaagga caafimaadka Soomaliya.

Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mr; Kani Torun,Rektör, 

Adradaydan oo ay tiradoodu ahayd 58, ayaa ahaa dufcaddii ugu horreysay ee ka aflaxda Jaamacadda cilmiga caafimaadka Soomaaliya, iyagoo wax ka bartay qeybaha kala duwan ee Jaamacadda.

Jaamacadda cilmiga caafimaadka Soomaaliya, oo la furay Sanadkii 2016 -kii, ayaa waxaa fekerkeeda  iyo qorshaha lagu hirgeliyayba lahaa Madax weynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip