WAR DEG DEG AH :-Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Wednesday May 22, 2019 - 10:31:36 in Wararka by
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH :-Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

    Goordhow ayaa laga maqalay Qarax xooggan oo gilgilay qeybo kamid ah Magaalada waxaa daqiqado ka hor Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Taalada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ka dhacay qarax ad jugtiisa u culustahay .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goordhow ayaa laga maqalay Qarax xooggan oo gilgilay qeybo kamid ah Magaalada waxaa daqiqado ka hor Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Taalada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ka dhacay qarax ad jugtiisa u culustahay .

Qaraxa ayaa wararka sheegayaan in  loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,waxaana uu ku qarxay Koontarool ay leeyihiin Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ku yaalla Taallada Daljirka.

Ilaa iyo hadda lama Oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip