Kenya Oo Xirtay Qaar Kamid Ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Magaalada Nairobi.

0
Tuesday May 21, 2019 - 20:04:25 in Wararka by
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya Oo Xirtay Qaar Kamid Ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Magaalada Nairobi.

    Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in la xiray qaar kamid ah Xawaaladaha Soomaalida ay ku leedahay dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in la xiray qaar kamid ah Xawaaladaha Soomaalida ay ku leedahay dalkaasi.

 
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Kenya ayaa waxaa la sheegay inay Albaabada isugu dhufteen 5  kamid ah Xawaaladaha Soomaalida ay ku leedahay ee Magaalada Nairobi.

Arrintaan ayaa waxaa loo maleynayaan in ay daba socoto falkii  xalay loogu lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport ee dalka Kenya Wasiir ku-xigeenka Tamarta iyo Biyaha Cusmaan Libaax, Senator Ilyaas Cali iyo Senator Zamzam Dahir oo ka tirsan Aqalka Sare,kuwaasi oo loo diidday in Baasabooradooda Diblomaasiga loogu dhufto fiisaha dal ku galka Kenya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip