Nin Soomaali Ah Oo Horay Dil Uga Geystay Dalka Britain Oo La Xukumay

0
Thursday April 18, 2019 - 10:36:27 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Soomaali Ah Oo Horay Dil Uga Geystay Dalka Britain Oo La Xukumay

    Maxkamadda magaalladdaBriminghamee dalkaasi waxaa la soo taagay Eedeysane lagu magacaabo Abul Khaya, kaasi oo loo haysto dilkii Marxuum la oran jirey Bile Siyaad. Eedeysanaha oo 41-jir ah ayaa la sheegay inuu Tooreey la dhacay Marxumka bishii Novemb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda magaalladdaBriminghamee dalkaasi waxaa la soo taagay Eedeysane lagu magacaabo Abul Khaya, kaasi oo loo haysto dilkii Marxuum la oran jirey Bile Siyaad. Eedeysanaha oo 41-jir ah ayaa la sheegay inuu Tooreey la dhacay Marxumka bishii November 3-dii ee sannadkii hore, kadib, markii uu dhex maray muran Lacageed oo dhamaa 50 Giniga Ingiriiska ee Pound.

 

Marxumka ayaa la sheegay in Tooreey looga dhuftay Madaxa, isla markaana uu markii dambe uu u geeriyooday dhaawacii la gaarsiiyey.

Garsooraha Maxkamadda Birimingham Crown Court, Robert Price ayaa ku dhawaaqay in Eedeysanaha dilka geystay lagu xukumay Xabsi Daa’in, waxaana laga yaabaa in la sii daayo, kadib marka uu dhamaysto xabsi gaaraya 22 sanno iyo 6 bilood




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip