Nin Kaluun dabaa iyo Nin Dollar dabaa!!!.

0
Monday April 15, 2019 - 23:31:06 in Wararka by
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Kaluun dabaa iyo Nin Dollar dabaa!!!.

    Magaalada Maalmahaan waxaa Ku Soo batay Kaluun "fresh " ah oo xaafadaha lagu wareejinayo, Irida ayaa laguu Soo garaacaa. Malaay ma rabtaa, Deyn Ku qaado, markaa doonto iska bixi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Maalmahaan waxaa Ku Soo batay Kaluun "fresh " ah oo xaafadaha lagu wareejinayo, Irida ayaa laguu Soo garaacaa. Malaay ma rabtaa, Deyn Ku qaado, markaa doonto iska bixi.

 

Sabab: xiligaan oo Kaluunku Ku badan yahay xeebaha. Wadooyinka oo xiran oo kaluunka aan la geeyn Karin xaafadaha qaar. Kaluunka oo galabtii la keeno, habeenkiina aan suuq loo heleeyn, meel lagu keeydiyana ma jirto, Shirkad qaadanee ma jirto.

Kiiladii Malaayga ah Nuuca fiican, Halkii kiilo waa Hal dollar, kan kale Halkii kiilo waa Nus Dollar. Dollarkii ayaase la la’yahay. Hilibka Xoolaha Hal kiilo waa lix Dollar.

Siduu noqon doonaa qiimaha Kaluunku, Haddii Shirkadaha Shiinaha ee fasaxa Kaluun la siiyay ey howshooda sii wataan. Yaa u saxiixay, Ma Nin Aqoontiisa Kaluunku ey la egtahay maqaayadiisii uu kaluunka ” Fish berg ” Ku iibin jirayaa?.

 

Malaaygeenu waa na deeqaa ee Farsamo ha loo helo, heshiiska shiinahana dib u eegid ha lagu sameeyo.



Qore: Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip