Dowladda oo ka hadashay duqeyn lagu dilay ku-xigeenkii hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya

0
Monday April 15, 2019 - 11:23:32 in Wararka by
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda oo ka hadashay duqeyn lagu dilay ku-xigeenkii hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya

    Hawlgal ay si wada jir ah u filyeen ciidamada dowladda iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay ku-xigeenkii Daacishta Soomaaliya. Howlgalkan oo ahaa duqayn ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Xiriirro oo ka tirsan Isku Shuban.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hawlgal ay si wada jir ah u filyeen ciidamada dowladda iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay ku-xigeenkii Daacishta Soomaaliya. Howlgalkan oo ahaa duqayn ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Xiriirro oo ka tirsan Isku Shuban.
 

Howlgalkan oo dhacay 14-kii April ayaa ahaa mid ka mid ah dadaalada lagu wiiqayo awoodda Argagixisada laguna badbaadinayo Shacabka.

Ciidamada dowladdaiyo saaxiibadooda caalamiga ah waxeey u taaganyihiin ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay dowladda  in aanay ka helin Soomaaliya gabbaad ay ku nastaan wax ay ugu yeereen cadawgga.

Dawladda Soomaaliya ayaa oo kaashaneysa ciidamada shisheeye ee taageerada militari siiya ayaa bilihii ugu danbeeyayba weerarro isugu jira kuwo cirka iyo dhulka ah waxaa ay ku bartilmaameedsanayeen saraakiisha sar sare ee ururrada Al-shabaab iyo Daacish.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip