Naaneysta, Magacaa Ka wanaagsan!!!.

0
Thursday March 28, 2019 - 01:46:12 in Wararka by
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Naaneysta, Magacaa Ka wanaagsan!!!.

    Islaamku waxaa uu nafarayaa in aan la isagu yeerin Naaneysta aan wanaagsaneeyn. Somaliduna waxa ey mar mar dadka ugu yeeraan Magacyo iyo Naaneyo Cabsi galin Kara Cadawga sida : Guuleed, Xarbi, maroodi dibriye, Libaax San Ka taabte.iwm.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Islaamku waxaa uu nafarayaa in aan la isagu yeerin Naaneysta aan wanaagsaneeyn. Somaliduna waxa ey mar mar dadka ugu yeeraan Magacyo iyo Naaneyo Cabsi galin Kara Cadawga sida : Guuleed, Xarbi, maroodi dibriye, Libaax San Ka taabte.iwm.

Laakin Somalidu maxeey Ku doorteen in madaxda ey ugu yeeraan Naaneysyo aan Cadawga cabsi galineeyn Sida: Adan Daar, Cabdi Abaar, Afwehne, Cali Nafto, Cabdullahi yeey, Shariif la Soo gamay, Gurguurte, Farmajo.

Farmaajo waa wax la cuno oo aad u jilcan, oo Ajaanibta haddii loo tarjumo aan cabsi galineeyn.

Abiye, macnaheedu waa Geesi, Hogaamiye, wiilka Curadka ah, sida Ku cad Buugaagta diineed ee yuhuda ee Old testament Hebrew , Ama Bible Ka Kirishtaanka, in kasta oo Abiye, Aabihii Axmed Cali oo Muslim ahaa uu jeclaa in uu u bixiyo magac Muslim, laakin Hooyadii Marwo: Tezeta Wolde oo iyadu kirishtaan aheeyd ayaa ula baxday Abiy.

Uhuru waa magac kenyaati ah, macnahiisuna waa Xuriyad, waana kalamad ey aad u isticmaali jireen Waqtigii gobanima doonka Kenya.

Aragti ahaan intii naaneysta Farmajo aan ugu yeeri laheeyn waxaa igala haboon in magaca Asalka ah ee Moxamed aan qaadano, magacaa oo ey Ka cabsadadaan hogaamiyayaasha Qaar.

Laakin Abiy= Geesi. Uhuru= Xuriyad, Farmajo= Burcad Rootiga la marsado. Waa Kala culus yihiin.

FG: Aragtidaada Xur, wixii Ka khaldan Ka sax.

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip