Gudoomiyaha G/Shacabka Oo Shir Gudoominaya Kulan Ay Leeyihiin Gudiga Joogtada Ee Golaha Shacabka

0
Thursday March 21, 2019 - 21:38:14 in Wararka by
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha G/Shacabka Oo Shir Gudoominaya Kulan Ay Leeyihiin Gudiga Joogtada Ee Golaha Shacabka

    Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada ku jira gudiga joogtada ah ee golaha Shacabka Soomaaliya kaas oo looga hadlayo arrimo muhiim ah oom la xiriira fadhiyada baarlamaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada ku jira gudiga joogtada ah ee golaha Shacabka Soomaaliya kaas oo looga hadlayo arrimo muhiim ah oom la xiriira fadhiyada baarlamaanka.

Kulankaan oo uu shir gudoominayo gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiiq Cabdiraxmaan waxaa Ajandihiisu yahay muddeynta furitaanka Kal-fadhiga 5-ad ee golaha shacabka oo muddooyinkii ugu dambeeyay fasax ku jiray.

Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiiq C/raxmaan iyo xubnaha gudiga joogtada ah ayaa isla qaadan doona xiliga kama dambaysta ah ee uu furmayo Kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka Soomaaliya waxaana goordhor ay la hali doonaan Warbaahinta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip