Ra’iisul wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre, oo ka jawaabay arrintaasi ayaa shaaciyay in uusan jirin askari aan la siinin xuquuqdiisa, isla markaana inta harsan ay yihiin kuwa aan la diiwaan-gelin ayna heli doonan xuquuqdooda.