Sawirro:-Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Cirka Somalia Oo Lagu Aasay Muqdisho

0
Wednesday March 20, 2019 - 20:44:56 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Cirka Somalia Oo Lagu Aasay Muqdisho

    Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta Aas qaran loogu sameeyay Taliye kuxigeenkii Ciidamada Cirka Soomaliyeed General Maxamed Aadan Samater oo geeriyooday. Waxaa lagu Aasay qabuuro ku yaalla Xerada Ciidamada Cirka ee Afisyooni ee Muqdisho,waxaana ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta Aas qaran loogu sameeyay Taliye kuxigeenkii Ciidamada Cirka Soomaliyeed General Maxamed Aadan Samater oo geeriyooday. Waxaa lagu Aasay qabuuro ku yaalla Xerada Ciidamada Cirka ee Afisyooni ee Muqdisho,waxaana ka qeyb galay Saraakiil Ciidan oo ka tirsan dowladda oo ugu horeeyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen- Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) iyo Mas'uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

 
Madaxdii ka qeybgashay Aaska qaran ayaa Alle uga baryay in uu General Maxamed Aadan Samater ka waraabiyo Janada Samir iyo Aiimaana Alle ka siiyo Eheladii,qaraabadi iyo Ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Allaha u naxariistee General Maxamed Aadan Samater ayaa ahaa Taliye kuxigeenkii Ciidamada Cirka Soomaliyeed General Maxamed Aadan Samater,kaasi oo ku ggeriyooday Magaalada Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip