Faah Faahin Macalin Dugsi Qur'aan Oo Lagu Dilay Muqdisho

0
Wednesday March 20, 2019 - 19:42:57 in Wararka by
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Macalin Dugsi Qur'aan Oo Lagu Dilay Muqdisho

    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Rag sida la sheegay ku hubeysnaa Bastoolado oo gudaha degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dilay Macalin Dugsi Qur'aan. Goobjoogayaal la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in dilkan uu ka dhacay Xaafadd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Rag sida la sheegay ku hubeysnaa Bastoolado oo gudaha degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dilay Macalin Dugsi Qur'aan. Goobjoogayaal la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in dilkan uu ka dhacay Xaafadda Buundooyinka ee degmadaas,isla markaana rag hubeysan ay dhowr xabadood qeybaha sare ee jirkiisa uga dhufteen Macalinka xili uu ku sugnaa Naxaawiga Dugsiga uu macalinka ahaa oo halkaasi ku yaallay.

Kooxihii ka dambeeyay dilkaasi ayaa durbo goobta uga baxsday Gaari nooca raaxada ah oo wateen,kadib markii ay fuliyeen falka.

Dadka deegaanka Xaafadda Buundooyinka ayaa tegay goobta uu dilka ka dhacay,iyagoo halkaas ka qaaday Meydka Macalinka.

Ilaa iyo hada lama oga sababta keentay in Macalinka dhigayay Dugsi qur’aanka la dilo,hayeeshee dilkan ayaa waxaa uu kamid noqonayaan dilal kala duwan oo horey uga dhacay Magaalada Muqdisho




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip