Akhriso:-Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Xamarweyne

0
Tuesday March 19, 2019 - 21:54:25 in Wararka by
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Xamarweyne

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa waxaa uu Guddoomiye cusub u magacaabay Degmada Xamarweyne. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa waxaa Guddoomiyaha Degmad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa waxaa uu Guddoomiye cusub u magacaabay Degmada Xamarweyne. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa waxaa Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne loogu magacaabay in uu noqdo Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir,kaasi oo horey mar u soo noqday Guddoomiyaha degamdaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip