Ganacsade Somaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika.
Koox hubeysan ayaa maanta waxaa ay muwaadin soomaliyeed ay ku dileen Dalka Koofur Afrika.
Dilka ayaa waxaa uu si gaar ah kaga dhacay Tuulo hoostagta Magaalada Cape Town dalka Koofur Afrika.
Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Abuukar Cilmi Juuni, oo ka mid ahaa Ganacsatada Soomaalida ee ku nool Dalka Koofur Afrika.
Ma jiraan wali wax war ah oo ka soo baxay hay'adaha amaanka ee dalka koofur afrika.
Mudooyinkii dambe waxaa kordhay dilalka loo geysanayo ganacsatada soomaaliyeed dalka Koofur Afrika.
Ganacsade Somaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika.
Koox hubeysan ayaa maanta waxaa ay muwaadin soomaliyeed ay ku dileen Dalka Koofur Afrika. Dilka ayaa waxaa uu si gaar ah kaga dhacay Tuulo hoostagta Magaalada Cape Town dalka Koofur Afrika. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Abu