Warbixin:-Ciidamadu waa mushaar la'aan Xukuumadana waa is difaaceysaa

0
Saturday March 16, 2019 - 21:08:20 in Wararka by
  • Visits: 753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin:-Ciidamadu waa mushaar la'aan Xukuumadana waa is difaaceysaa

    -Ciidamada Difaaca Soomaaliya waxaa la'aas aasay 12kii April 1960kii, Soomaalida markii ugu horeysay oo ay arkaan ciidamada xoogga dalka waxaa ay aheyd July 1, 1960-kii, xiligaas oo ay dalka ka dhigeen dabaaldegyo ku aadan xoriyadda iyagoo la wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Ciidamada Difaaca Soomaaliya waxaa la'aas aasay 12kii April 1960kii, Soomaalida markii ugu horeysay oo ay arkaan ciidamada xoogga dalka waxaa ay aheyd July 1, 1960-kii, xiligaas oo ay dalka ka dhigeen dabaaldegyo ku aadan xoriyadda iyagoo la wareegay amaanka dalka iyo dadka. Saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka waxaa ay sheegayaan in aasaaska ciidanka xoogga uu barbar socday qiiro iyo xamaasad waddaniyadeed oo shacab iyo dowladba leh, inta ay dadka wadaniyad ka qabaan waxaa qiimo ama percentage lagu daray cashuuraha dowladda hoose si miisaaniyad loogu abuuro ciidamada qalabka sida. Mudnaan gaar ah ayey lahaayeen Ciidamada, dunidana waxay siiyaan muhiimadda gaar ah waxaana laga horreysa qof kasta. Soomaaliya oo bur bur ku jirtay 30kii sano ee ugu dambeeyay hada waxay maraysaa meel wanaagsan oo soo kabasho ah lkn Ciidamada Dadaalka soo kabashada dalka waxay ugu jiraan meesha ugu hooseysa, waxaana laga hormariyay dhamaan hey'ada kale ee dowladda waxaana marqaati ka ah. Ciidamada waxay qaataan mushaarka ugu yar oo ay dowladda qof siiso, kaba sii darane joogto uma helaan, waxay rasaasta iyo Qaraxyada Al-shabaab habeen iyo maalin u babac dhigaan iyagoo wajahaya gaajo iyo haraad. M


Hoos ka Daawo muuqaalka Warbixinta

XIGASHO:-RADIOKULMIYE.NET


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip