Ammaanka Masaajidda W/Ameerika iyo Yurub oo la adkeeyey

0
Friday March 15, 2019 - 23:38:21 in Wararka by
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ammaanka Masaajidda W/Ameerika iyo Yurub oo la adkeeyey

    Masaajid badan oo ku yaalla dalalka Yurub iyo Waqooyiga America ayaa qaadey tallaabooyin ay kaga hor-tagayaan in weerar lala beegsado kadib weerar lagu qaaday masjid ku yaalla dalka New Zealand. Inta badan magaalooyinka waa weyn ee Yurub ayaa ku taa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masaajid badan oo ku yaalla dalalka Yurub iyo Waqooyiga America ayaa qaadey tallaabooyin ay kaga hor-tagayaan in weerar lala beegsado kadib weerar lagu qaaday masjid ku yaalla dalka New Zealand. Inta badan magaalooyinka waa weyn ee Yurub ayaa ku taageerey masaajidda in ciidanka ammaanku ay sugaan goobaha ay muslimiintu ku cibaadeystaan.



Dalalka Yurub Ciidankooda qaarkood ayaa booqday Masaajidda salaada Jimcaha ee Yurub, waxaana ay sheegeen in ay jirto Cabsi ah in la weeraro.

Masaajiddka maanta Amnigooda la sugay waxaa ka mid ah kuwa ku yaalla gobolka Minnesota ee Mareykanka iyo gobolka Ontario ee Canada, oo ay labaduba Soomaalidu ku badan tahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip