RW Kheyre Oo Ku Soo Laabtay Muqdisho Kadib Safarkii Uu Ku Tegay Kismaayo

0
Friday March 15, 2019 - 23:04:40 in Wararka by
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Kheyre Oo Ku Soo Laabtay Muqdisho Kadib Safarkii Uu Ku Tegay Kismaayo

    Ra'iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu safad qaatay 5-cisho uu ku tegay magaalada Kismaayo ee gobalka jubada Hoose. Xasan Cali Kheyre ayaa intii uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu safad qaatay 5-cisho uu ku tegay magaalada Kismaayo ee gobalka jubada Hoose. Xasan Cali Kheyre ayaa intii uu ku sugnaa waxa uu kulamo kula qaatag Kismaayo kulamo madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaas kuwaas oo looga hadlayay khilaafka dowladda fedraalka iyo maamul-gobaleedyada,iyada oo so khaas ah looga hadlay tabashooyinka Jubaland ee dowladda. Munaasabad xalay lagu qabtay magaalada Kismaayo oo lagu sagootinayay Ra'iisul-wasaaraha ayaa hadalo waxaa ka jeediyay madaxweynaha Jubaland iyo Xasan Cali kheyre oo ka qeybgalayaasha munaasabadaas u sheegay in la xaliyay kala aragti duwanaashihii Jubaland iyo dowladda Somalia iyada oo madaxweynaha Jubaland uu tegi doono Muqdisho.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip