Muxuu Macalin Ole Gunner Solskjaer Ku Jawaabay Markii La Weydiiyay Cida U Kooxda U Doonayo Inay Qaado Horyaalka Premier League

0
Saturday February 23, 2019 - 19:45:30 in Wararka by
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Macalin Ole Gunner Solskjaer Ku Jawaabay Markii La Weydiiyay Cida U Kooxda U Doonayo Inay Qaado Horyaalka Premier League

    tababaraha kooxda Manchester United ayaa maalintii khamiista ahayd waxa uu horyimid saxaafada si uu ugu hadlo kulanka axada ay la ciyaari doonan kooxda Liverpool Ka hor kulanka Axada ee sida weyn loo sugayo tabaabre Solskjaer ayaa la waydiiyay kooxd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

tababaraha kooxda Manchester United ayaa maalintii khamiista ahayd waxa uu horyimid saxaafada si uu ugu hadlo kulanka axada ay la ciyaari doonan kooxda Liverpool Ka hor kulanka Axada ee sida weyn loo sugayo tabaabre Solskjaer ayaa la waydiiyay kooxda uu doonayo in ay ku guulaysato premier league xilli-cayaareedkan.

Solskjaer ayaa si cajiib ah uga jawaabay kadib markii uu midkoona dooran waayay labada kooxood ee isku baacsanaya tartanka.

"Ma Doonayn in aan arintaas soo dhex galo laakiin waxa aan doonayaa in ay Tottenham ku guulaysato horyaalkaā€¯ayuu ku jawaabay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip