Miyuu Messsi Taam u aheyn u ciyaarista Barcelona?

0
Monday February 11, 2019 - 13:32:57 in Wararka by
  • Visits: 722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miyuu Messsi Taam u aheyn u ciyaarista Barcelona?

    Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa beeniyay wararka sheegaya in Lionel Messi uusan taam u ahayn inuu ku soo bilowdo kulankii ay barbaraha 0-0 la galeen Athletic Bilbao. Hogaamiyaasha La Liga ayaa la qabtay kulankii seddexaad oo isku x

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa beeniyay wararka sheegaya in Lionel Messi uusan taam u ahayn inuu ku soo bilowdo kulankii ay barbaraha 0-0 la galeen Athletic Bilbao. Hogaamiyaasha La Liga ayaa la qabtay kulankii seddexaad oo isku xigta tartamada oo dhan kadib barbarihii xalay kula galeen San Mames kooxda Bilbao.

Messi ayaa ku soo bilowday kursiga keydka kulankii arbacadii lugta hore ee semi-finalka Copa del Rey kooxdiisa la ciyaartay Real Madrid, laakiin wuxuu helay line-upka kulankii xalay.

Xiddiga Argentina ayaa ahaa ciyaaryahanka ugu muhiimsan Barcelona heysato sannadihii dambe, laakiin weli waxa uu u muuqdaa ma aan heysan taam ahaansho buuxda.

Tababare Valverde ayaa aaminsan in Messi uu ciyaari karo kulan kasta oo ay kooxdiisa ciyaareyso waqtigaan.

Isagoo la hadlayay suxufiyiinta, Valverde ayaa yiri: "Messi waa uu fiican yahay, wuxuu ciyaaray boqolkiiba boqol kubad fiican.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip