Barcelona oo lumisay fursadii ay ku dheereyn laheyd hogaanka La Liga

0
Monday February 11, 2019 - 12:35:06 in Wararka by
  • Visits: 701
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona oo lumisay fursadii ay ku dheereyn laheyd hogaanka La Liga

    Barcelona ayaa barbaro goolal la'aan ah la gashay kooxda Athletic Bilbao ,iyagoo lix dhibcood oo nadiif ah ku hogaaminaya horyaalka La Liga. Lionel Messi ayaa fursadii ugu fiicneyd ee Barca qasaariyay ka dib markii uu cadaadis badan kala kulmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona ayaa barbaro goolal la'aan ah la gashay kooxda Athletic Bilbao ,iyagoo lix dhibcood oo nadiif ah ku hogaaminaya horyaalka La Liga. Lionel Messi ayaa fursadii ugu fiicneyd ee Barca qasaariyay ka dib markii uu cadaadis badan kala kulmay daaafaca kasoo horjeeday. Kooxda martida loo ahaa ayaa aheyd kooxdii ugu fiicneyd, laakiin goolhayaha Barcelona Marc-Andre ter Stegen ayaa badbaadiyay fursadihii ugu badnaa. Goolhayaha Germany ayaa ka beeniyay fursado gool lo fishay ciyaartooyda Markel Susaeta iyo Inaki Williams.

Athletic ayaa ku dhameysatay kulankaaan 10 ciyaaryahan kadib markii Oscar de Marcos casaan loo taagay qeybta labaad ee ciyaarta.

Barcelona ayaa lumisay farqi 8 dhibcood ay kaga sara mari kartay kooxda kaalinta labaad ee Real Madrid, kuwaasoo 3-1 kaga badiyay Atletico sabtidii.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip