Hordhac: Fulham Vs Manchester United, Safafka Macquulka

0
Saturday February 09, 2019 - 21:51:11 in Wararka by
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhac: Fulham Vs Manchester United, Safafka Macquulka

    Kooxda Man United Ayaa Maanta Fursad U Haysta In Ay Kaalinta afaraad soo fariistee si ku meel gaar ah hadii ay guul ka garaan kooxda Fulham. Ole Gunner oo shalay loo doortay macalinka bisha Janaayo ayaa diyaar u ah in uu sii wato guulahiisa joogta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Man United Ayaa Maanta Fursad U Haysta In Ay Kaalinta afaraad soo fariistee si ku meel gaar ah hadii ay guul ka garaan kooxda Fulham. Ole Gunner oo shalay loo doortay macalinka bisha Janaayo ayaa diyaar u ah in uu sii wato guulahiisa joogtada ee Kooxda Man United ku Hogaaminaayo.

Fulham waxa ay ka mid tahay Kooxaha Ugu Hooseeya Horyaalka Eplka Iyagana Waxay Diyaar u Yihiin in ay guul gaar si ay kaga soo baxaan boosaska hoose.

Safka Macquulka ee Fulham: Rico; Odoi, Le Marchand, Ream, Bryan; Chambers, Seri, Cairney; Babel, Mitrovic, Sessegnon

Safka Macquulka ee Man United: De Gea; Dalot, Lindelof, Jones, Shaw; Fred, Herrera; Sanchez, Pogba, Martial; Lukaku

Ogeysiiska Kulanka:

Kooxaha: Fulham Vs Man United.

Saacadda: 03:30 Pm (X/G Africa)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip