Hordhac: Barcelona Vs Real Madrid, ma Ciyaari doonaa Messi?

0
Thursday February 07, 2019 - 00:03:57 in Wararka by
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhac: Barcelona Vs Real Madrid, ma Ciyaari doonaa Messi?

    Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona ayaa Gurigeeda ku soo Dhaweyneesa Dhigeeda Kooxda Kubada cagta Real Madrid Lugta Koowaad ee Tartanka Copa del Rey Heerkiisa Sami-Finalka. Labadaan Koox Markoodii Ugu Dmbeesay oo Ay Kulmaan Waxaa 5-1 Ku Adkaatay koo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona ayaa Gurigeeda ku soo Dhaweyneesa Dhigeeda Kooxda Kubada cagta Real Madrid Lugta Koowaad ee Tartanka Copa del Rey Heerkiisa Sami-Finalka. Labadaan Koox Markoodii Ugu Dmbeesay oo Ay Kulmaan Waxaa 5-1 Ku Adkaatay kooxda Barcelona Oo Xiligaas Xasuuq U geesatay Kooxda Madrid.

Messi Ayaa Cabsi Badan laga Muujinayaa in uusan kulanka Ciyaari Karin Balse Maamulka Kooxda Barca Iyo Macalinkaba Waxay Ay SHeegeen In uu Messi Ciyaari doono kulankaan.

Safka Macquulka ee Barcelona: Ter Stegen; Semedo, Pique, Lenglet, Alba; Arthur, Rakitic, Busquets; Coutinho, L Suarez, Messi

Safka Macquulka ee Real Madrid: Navas; Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo; Casemiro, Kroos, Modric; Lucas, Benzema, Vinicius.

Ogeysiiska Kulanka:

Kooxaha: Barcelona Vs Real Madrid.

Garoonka: Camp Nou

Sacadda: 11:00pm (X/G/ Africa)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip