Hordhac: Chelsea Vs Huddersfield Town

0
Saturday February 02, 2019 - 13:18:07 in Wararka by
  • Visits: 740
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhac: Chelsea Vs Huddersfield Town

    Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea Ayaa Caawa Xiliga Fiidka Gurigooda Ku Soo Dhaween Doonta Dhigeeda Huddersfield Ciyaar Ka Tirsan Eplka. Blues ayaa Isbuucii La Soo Dhaafay Dharbaaxo Xoogan Kala Kulanta Kooxda Bournmooth Markaas oo Lagu Dhuftay 4-0.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea Ayaa Caawa Xiliga Fiidka Gurigooda Ku Soo Dhaween Doonta Dhigeeda Huddersfield Ciyaar Ka Tirsan Eplka. Blues ayaa Isbuucii La Soo Dhaafay Dharbaaxo Xoogan Kala Kulanta Kooxda Bournmooth Markaas oo Lagu Dhuftay 4-0. Caawa waxay doonayaa in ay dib ugu soo laabtaan wadada Guulaha Sido Kale Booskooda Afaraad oo Gacantooda Ka Baxay Isbuucii Hore. Sarri ayaa Cadaadiska Maamulka Kaga Imaanaayo Ku Sii Badanayaa Iyadoo Uu Walaac ka Qabo Isku Dhaca ciyaartooyda iyo Isaga U Dhaxeeya.

Safka Macquulka Ee Chelsea: Kepa; Azpilicueta, Rudiger, Christensen, Alonso; Kante, Jorginho, Barkley; Willian, Higuain, Hazard

Safka Macquulk Ee Huddersfield: Lossl; Smith, Zanka, Schindler, Kongolo; Puncheon, Hogg, Mooy; Kachunga, Mounie, Diakhaby

Ogeysiiska Ciyaarta:

Kulanka: Chelsea Vs Huddersfield.

Saacada: 06:00pm ( X/G Africa).

Garoonka: Stamford Bridge.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip