Denis Suarez oo Amaah ugu biiray kooxda Arsenal

0
Wednesday January 30, 2019 - 00:02:08 in Wararka by
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Denis Suarez oo Amaah ugu biiray kooxda Arsenal

    Xidiga Xulka Qaranka Spain Iyo Kooxda Barcelona Denis Suarez ayaa Qaab Amaah Ah Ugu Biiray Kooxda Arsenal. Suarez Ka Hor Inta uusan Aadin Kooxda Arsenal Ayuu Hal Sano Hishiis Ah U Saxiixay Kooxda Barcelona Kadibna Barca Waxay Amaah ku Siisay kooxd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga Xulka Qaranka Spain Iyo Kooxda Barcelona Denis Suarez ayaa Qaab Amaah Ah Ugu Biiray Kooxda Arsenal. Suarez Ka Hor Inta uusan Aadin Kooxda Arsenal Ayuu Hal Sano Hishiis Ah U Saxiixay Kooxda Barcelona Kadibna Barca Waxay Amaah ku Siisay kooxda Arsenal.

Sida ay wada Sheegeen RAC1 Iyo Cadena Cope oo Spain Ka soo wada Baxa Denis Suarez ayaa Amaah 6-boold ah Ku Aaday Arsenal Weliba waajib kuma ahan in ay iibsadaan Arsenal.

Emry iyo Denis Suarez ayaa Markale Dib Ugu Midoobay Horyaalka England Iyagoo Hore iskala Soo Shaqeeyay Kooxda Savilla.

Waa Markiisa Labaad uu Horyaalka England imaanaayo Denis Waxa uuna Horey Ugu Soo Ciyaaray Kooxda Man City.

Denis Suarez ayaa Galabta London U Soo Duulaayo Si uu U Dhamestiro Ku Biiritaanka Kooxda Arsenal Asagoo Beri Cafimaadka Mari Doono kadib la soo bandhigi doono.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip