Van Dijk oo Laga cabsi qabo in uu seego kulanka habeen dambe ee Leicester City

0
Tuesday January 29, 2019 - 23:54:38 in Wararka by
  • Visits: 709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Van Dijk oo Laga cabsi qabo in uu seego kulanka habeen dambe ee Leicester City

    Virgil van Dijk oo shaki weyn la galinaayo inuu cayaaro kulanka Liverpool habeen dambe wajaheyso Leicester kana tirsan EPL. 27-jirkan wuxuu kusoo xanuunsaday safarkii Liverpool Dubai ku aaday ilaa haatana dhaqaatiirta kooxda uma fasixin inuu naadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Virgil van Dijk oo shaki weyn la galinaayo inuu cayaaro kulanka Liverpool habeen dambe wajaheyso Leicester kana tirsan EPL. 27-jirkan wuxuu kusoo xanuunsaday safarkii Liverpool Dubai ku aaday ilaa haatana dhaqaatiirta kooxda uma fasixin inuu naadiga tababar la qaato.

Virgil van Dijk ayaa cayaaray 23-kulan Liverpool xili cayaareedkan EPL cayaartay ayadoo 4-dhibcood hogaanka kaga heyso Man City.

Van Dijk haddii galabta uu tababarka Reds oo xaadiri waayo kulanka berito ma cayaari doono (Liverpool Echo).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip