Rasmi: Trent Alexander-Arnold oo hishiis cusub u saxiixay Liverpool

0
Saturday January 19, 2019 - 23:54:30 in Wararka by
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi: Trent Alexander-Arnold oo hishiis cusub u saxiixay Liverpool

    Trent Alexander-Arnold ayaa Liverpool u saxiixay heshiis waqtigiisa dheer yahay. 20-jirkan asigoo lix jir ah ayuu Liverpool qeybteeda caruurta lagu bar baariyo kusoo biiray haatana waa daafac joogto ugu cayaaro Reds. Arnold ayaa ku biiray liiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Trent Alexander-Arnold ayaa Liverpool u saxiixay heshiis waqtigiisa dheer yahay. 20-jirkan asigoo lix jir ah ayuu Liverpool qeybteeda caruurta lagu bar baariyo kusoo biiray haatana waa daafac joogto ugu cayaaro Reds. Arnold ayaa ku biiray liiska cayaartooyda Liverpool ee dhawaan heshiis waqtigiisa dheer yahay U Saxiixay Kooxohooda Xidigaha Kale Hishiisyada Kordhiyay Andy Robertson, Roberto Firmino, Mohamed Salah, Jordan Henderson, Sadio Mane iyo Joe Gomez. Caawa ayay Liverpool Ciyaari Doonta Kulan Ka Tirsan Epl-ka Balse waxa Uu ku Seegi Doonaa Dhaawac. Xiligaan Waxa Uu Ka Mid Yahay Xidigaha Ugu Muhiimsan Kooxda Liverpool.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip