War Deg Deg:-Gudoomiye iyo Wiil Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

0
Saturday January 19, 2019 - 13:12:53 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:-Gudoomiye iyo Wiil Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

    Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd Labo ruux waxa ay ku dileen Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Mudqisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd Labo ruux waxa ay ku dileen Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Mudqisho.

Falkaan ayaa ka dhacay afafka Hore Suuqa Daawadda Gudaha Suuqa bakaaraha ee Magaaladda muqdisho.

Kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa toogtay nin odey ahaa oo lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Nuur Abiikar(Axmed Shiiqaal) oo gudoomiye Laameed ka ahaa Waaxad Xaawo Taako Degmadda Holwadaag iyo Wiil dhalinyaro ahaa oo la socday.

Kooxihii ka dambeeyay dilka ayaa goobta isaga baxsaday,waxaana goobta haatan gaaray Ciidamadda amaanka Dowlada Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip