Feeryahankii Maxamed Cali Kalaay Oo Loogu Magac Daray Garoon Diyaaradeed

0
Thursday January 17, 2019 - 21:31:16 in Wararka by
  • Visits: 814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Feeryahankii Maxamed Cali Kalaay Oo Loogu Magac Daray Garoon Diyaaradeed

    Maamulka magaalladda Louisville ee Gobalka Kentucky ee dalka Maraykanka waxay shalay ku dhawaaqeen inay Feer-yahankii Maxamed Cali Kalaay ku sharfeen in loogu magac daro Garoon Gobaleedka Diyaaradaha ee Louisville. Maayarka magaalladdaasi, Greg Fisc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka magaalladda Louisville ee Gobalka Kentucky ee dalka Maraykanka waxay shalay ku dhawaaqeen inay Feer-yahankii Maxamed Cali Kalaay ku sharfeen in loogu magac daro Garoon Gobaleedka Diyaaradaha ee Louisville. Maayarka magaalladdaasi, Greg Fischer oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa sheegay inuu Maxamed Cali Kalaay jecel yihiin Balaayiin qof oo ku nool Caalamka iyo sida furan ee uu kaga hadli jirey Muslimka. AUN Maxamed Cali Kalaay oo Muslim ahaa waxa uu ku dhashay, kuna soo koray magaalladda Louisvelle ee haatan magaciisa lagu bedelay magaca Garoonka Diyaaradaha.

 
Feeryahankaasi waxa uu 3 jeer ku guuleystay Horyaalka Feerka ee Miisanaka culus,

wuxuuna geeriyooday bishii June 4-dii ee sannadkii 2016-kii, isagoo ay da’diisu ahayd 74-jir.

AUN Maxamed Cali Kalaay horey magaciisu u ahaa Cassius Clay waxa uu iska bedelay markii soo Islaamay sannadihii 1960-aadkii, waxaana lagu xusuustaa isagoo diiday in ka qeyb galo Dagaalkii Maraykanka ku qaaday dalka Vietnam, sababo la xiriirta Caqiidadiisa Islaamka.

Waxa uu feertamay 61-jeer, wuxuuna ku guuleystay 56-jeer




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip