Guddoomiye Mursal" Golaha Shacabka uma dhisno duminta Xukuumadda"

0
Tuesday January 15, 2019 - 10:18:21 in Wararka by
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Mursal" Golaha Shacabka uma dhisno duminta Xukuumadda"

    Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan sheegay in Golaha Shacabka aysan aheyn Hay'ad loogu tala galay in ay hor istaagto shaqooyinka Xukuumadda ama ay dumiso. Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan sheegay in Golaha Shacabka aysan aheyn Hay'ad loogu tala galay in ay hor istaagto shaqooyinka Xukuumadda ama ay dumiso. Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dadka Soomaaliyeed ay Ogaadaan in Golaha Shacabka ay yihiin Hay'ad Sharci dejin ah oo loogu tala galay in ay la xisaabtanto Xukuumadda Soomaaliya. Kalfadhiga soo socda ayuu sheegay in ay xooga saari doonaan la xisaabtanka xukuumadda Soomaaliya iyo waliba meelmarinta Sharciyadda doorashooyinka Qaranka.

Mursal ayaa xusay in Xukuumadda Soomaaliya looga fadhiyo soo gudbinta sharciga doorashooyinka Qaranka iyo in Afti dadweyne loo qaado dastuurka ka hor inta aan la gaarin doorasho qof iyo cod ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip