Xildhibaan Goodax Barre"Xeerka Bankiga Dad Qaran Dumis Ah Ayaa Barabogaando Ka Fidiyay"

0
Monday January 14, 2019 - 23:47:28 in Wararka by
  • Visits: 332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Goodax Barre"Xeerka Bankiga Dad Qaran Dumis Ah Ayaa Barabogaando Ka Fidiyay"

    Maalmihii la soo dhaafay waxaa la hadal hayay in Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Guddoomiye looga dhigayo Nin Ajnabi ah,hayeeshee waxaa Warkaasi beeniyay Xildhibaan Cabdullaahi goodax Barre oo ah Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya. Xildhibaanka oo hadal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalmihii la soo dhaafay waxaa la hadal hayay in Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Guddoomiye looga dhigayo Nin Ajnabi ah,hayeeshee waxaa Warkaasi beeniyay Xildhibaan Cabdullaahi goodax Barre oo ah Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya. Xildhibaanka oo hadal ka jeedinayay Kulanka Baarlamaanka ee Maanta la horgeeyay Xeerka Xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe ayaa sheegay in Xeerkaas laga fidiyay Barabogaanto uu ku qiyaasay Qaran dumis.

"Xeerkaan dad ayaa Barabogaando ka fidiyay oo aan u fahmay inay yihiin qaran dumis,waxana baraha Bulshada lagu faafiyay Magaca Nin Ajnabi ah iyo sawir aan is laheyn kaas oo la leeyahay waa ninka loo Magacaabayo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waana been abuur ayuu yiri Xildhibaan Goodax Barre.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta ka doodaya Xeerka Xulida Guddiga Agaasinka Bangiga Dhexe ee uu u gudbiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip