Qarax goor dhow ka dhacay maqaayada The Village ee Muqdisho

0
Monday January 14, 2019 - 20:13:15 in Wararka by
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax goor dhow ka dhacay maqaayada The Village ee Muqdisho

    Qarax gaari ayaa goor dhow ka dhacay maqaayadda The Village ee ku taal degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa, iyadoo gaariga qarxay uu ku sugnaa qeybta baabuurta la dhigto ee afaafka hore ee Maqaayadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax gaari ayaa goor dhow ka dhacay maqaayadda The Village ee ku taal degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa, iyadoo gaariga qarxay uu ku sugnaa qeybta baabuurta la dhigto ee afaafka hore ee Maqaayadda.

Qaraxan ayaa dhacay abaarihii xilliga maqribka, waxaa la arkayay uuro cirka isku shareeray oo ahaa gaariga qarxay.

Lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa, maqaayadda The Village ayaa ka mid ah maqaayadaha ugu caansan magaalada, waxaa dhowr jeer lagu beegsaday qaraxyo faracyo ay ku laheyd magaalada Muqdisho

wixiifaahfaahin ah wararkeena dambe kala socda insha allaah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip