Sanadguurada 11 Janaayo ee maalintii Hanoolaato iyo dilkii Xaawo Taako

0
Friday January 11, 2019 - 23:59:57 in Wararka by
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sanadguurada 11 Janaayo ee maalintii Hanoolaato iyo dilkii Xaawo Taako

    Qaybta Kowaad Jannaayo 1948 waxaa Soomaaliya yimid wafdi kasocda Afartii Dawladood oo ku Adkaaday dagaalkii Adduunweynaha ee labaad oo kala Ahaa :Ingiriiska, Mareeykanka, Ruushka iyo Faransiiska .waxaana magaalada Muqdishow ka dhacay dagaalkii Hann

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaybta Kowaad Jannaayo 1948 waxaa Soomaaliya yimid wafdi kasocda Afartii Dawladood oo ku Adkaaday dagaalkii Adduunweynaha ee labaad oo kala Ahaa :Ingiriiska, Mareeykanka, Ruushka iyo Faransiiska .waxaana magaalada Muqdishow ka dhacay dagaalkii Hannoolaato oo lagu Dilay Xaawo Taako.


Sanadguurada 11ka Jannaayo waxaan ku xusaynaa Wareeysi ku saabsan Halgankii SYL oo Jaalle Cabdullahi SH.Xusseen(Hantiwadaag) uu La Yeeshay bartamihii Toddobaatameeyadii Halgame Xaaji Maxamad Xusseen oo kamid ahaa Dhalinyaradii Asaastay Ururkii SYL.

Qaybta Laba

Iyadoo lagu jiro Xuskii Hannoolaato oo dhacay 11kii Jannaayo 1948dii Waxaan Idiin soo Gudbinaynaa Wareeysi ku saabsan halgankii SYL oo lala yeeshay: 1.Timiro Cukaash oo Xabsiga Dhexdiisa ku umushay dhib badana loo gaystay 2.Xaliimo Godane oo Garabka ku haysay markii la dilay Xaawo Taako kana mid ahayd halgamayaashii SYL 3.Yusuf maxamuud Xoosh ”Ruuraa ” oo kamid ahaa horseedkii SYL Gobollada Waqooyi ..Ruuraa wuxuu soo bandhigayaa qaar kamid ah heesihii faraha badnaa ee Gobanimadoonka.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip