Dhageyso:-Odayaal Kasoo Horjeestay Heshiisiinta Laba Beelood Oo Xabsiga La Dhigay

0
Friday January 11, 2019 - 23:09:16 in Wararka by
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Odayaal Kasoo Horjeestay Heshiisiinta Laba Beelood Oo Xabsiga La Dhigay

    Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay Odayaal ay dhawaan ku xireen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe,kuwaas oo la sheegay inay kasoo horjeesteen heshiis la dhex dhigayay laba Maleeshiyo beeleed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay Odayaal ay dhawaan ku xireen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe,kuwaas oo la sheegay inay kasoo horjeesteen heshiis la dhex dhigayay laba Maleeshiyo beeleed.

Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciro ayaa sheegay in weli Odayaasha ay xiran yihin,isla markaana colaadii labada beeleed u dhaxeysay ay ku baxeen Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe.

Odayaasha ayuu sheegay in xarigooda xal loo arkay dhawaana lasoo geba gabeyn doono dagaalka u dhaxeeya labada maleesheeyo beeleed.

Sidoo kale Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciro oo wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan ayaa wax auu ka hadlay xaalada amni ee Magalada Jowhar iyo Shaqaaqooyin dhawaan Magaaladaas ka dhacay.


Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Odayaashaas kasoo xir xiray tuulooyin hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,waxaana mas’uuliyiinta Maamulka ay ku eedeeyeen inay kasoo horjeedeen heshiisiinta laba beelood oo dagaalamay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciro.

Audio Player
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip