Hantida Qaranka ee la iska qaato ma duugoowdaa waqti ahaan?

0
Friday January 11, 2019 - 22:18:36 in Wararka by
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hantida Qaranka ee la iska qaato ma duugoowdaa waqti ahaan?

    Hantida Qaranka. Codsi. Adiga oo aan u qaadan Mucaaradnimo & Muxaafadnimo oo aan siyaasadeeyn iiga Jawaab su'aalahaan,si aan uga faa'iido aragtidaada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hantida Qaranka. Codsi. Adiga oo aan u qaadan Mucaaradnimo & Muxaafadnimo oo aan siyaasadeeyn iiga Jawaab su'aalahaan,si aan uga faa'iido aragtidaada.

1-Hantida Qaranka ee la iska qaato ma duugoowdaa waqti ahaan?

2- Haddii laga Soo bilaabayo wixii Ka dambeeyay 1991,wixii Ka horeeyay ma la xisaabinayo miyaa Sabab?

3- Sida loogu Kala baahanyay, mudnaanta Hantida la Soo celinayo maxaa cabir u ah?

4- Guddi Siyaasiyiin u baadan maxaa loogu magacaabay?

5- Hantida Qaranka Maku Jirtaa lacagta Kaashka ah ee loo baahan yahay in la Soo celiyo?

6- Gudiga wasiiradu waqti ma u hayaan, oo shaqadii loo igmaday, ma Ka soo faraxasheen?

7- Amarkaani ma Hantida Xamar ayuu Ku eg yahay Mise Gobaladana waa saameeynaa?

8- suura gal ma tahay in dad gaar ah oo fikirkooda la diidan yahay loo isticmaali Karo,in lagu handado?

10- Ma tahay Waqtigii Ku haboonaa nabadgalyo ahaan?

11-Waad Ku mahadsan tahay jawaabtaada.



Codsi: Haddii hanti qaran la Soo celinaa, Aniga ha la iga bilaabo, si howshu u fudufaato, hanti Guurto ah iyo ma Guurto ummadeed weligey ma qaadan.la imana soon.

Qore: Yahya Amir


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip