Arsenal iyo Man United oo ku dagaalamaya saxiixa gool-hayahaan

0
Tuesday January 08, 2019 - 21:35:24 in Wararka by
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal iyo Man United oo ku dagaalamaya saxiixa gool-hayahaan

    Kooxaha Arsenal iyo Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dagallamayaan saxiixa gool haye Gabriel Brazao. Gool hayahaan 18-jirka oo kamid ah kooxda ka dhisan dalkiisa Brazil ee Cruzeiro, ayaa xiisa ka helya kooxaha Premier League ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Arsenal iyo Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dagallamayaan saxiixa gool haye Gabriel Brazao. Gool hayahaan 18-jirka oo kamid ah kooxda ka dhisan dalkiisa Brazil ee Cruzeiro, ayaa xiisa ka helya kooxaha Premier League ee Gunners iyo Red Devils.

Manchester United ayaa Gabriel Brazao u arakta baddalka mustaqbalka fog ee gool hayaheeda waqtigan ee David Degea.

Halka Arsenal ay dhankeeda baahi u qabto gool haye da’da yar oo booska koobaad ee kooxda Emirates kula dagaallami kara gool hayaha dhawaan galka ah ee Leno.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip