Allegri oo ka tagayo Juventus iyo Juva oo sii diyaarsatay bedalkiisa

0
Saturday January 05, 2019 - 23:11:19 in Wararka by
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Allegri oo ka tagayo Juventus iyo Juva oo sii diyaarsatay bedalkiisa

    Sida ay baaahisay Majalada Spanishka ahi ee Mudno Deportivo Naadiga Juventus Ayaa Gali Doonta Isbadal Dhanka Macalinka Ah Waxayna U Badan tahay In Allegri uu faarujin doono Gigada Allenze Stadium oo uu waqti badan ku soo qaatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay baaahisay Majalada Spanishka ahi ee Mudno Deportivo Naadiga Juventus Ayaa Gali Doonta Isbadal Dhanka Macalinka Ah Waxayna U Badan tahay In Allegri uu faarujin doono Gigada Allenze Stadium oo uu waqti badan ku soo qaatay.

Xilli ciyaaredkan marka uu dhamaado Massimiliano Allegri ayaa isaga tagaya kooxdiisa Juventus waxayn u badan tahay nadiga Juventus bedlekiiisa inay diyaarsatay, Macalinka Reer France ee Zidane oo tan iyo dhamaadkii bisha May Kooxda madird isaga tagay ayaa ilaa haatan shaqo La’aan ah waxayna U Badan Tahay In Uu Iman doono.

Naadiga Juventus ayaa gacanta ku haysata bedelka Maximiliano Allegri oo dhamadka xilli ciyaaredkan isaga tagayo Juve bedelkiisana waxa uu noqon doonaa macalin Zidane oo loo wada badinayay Xilli ciyaaredka cusub inuu macalinka cusub Juve yahay.

Allegri marka uu ka tago shaqada kooxda Juventus waxaa lalal Xiriirinayaa Qabashada Shaqada Macalinimo Ee Kooxda Man United Taasoo iyana Macalin La’aan ah Tan Iyo Markii Laga Ceyriyay Jose Mourinho.



Zidane ayaa Laftirkiisa Ka Mid Ah Macalimiinta Loo Badinaayo Qabashada Jagada Kooxda Man United Waloow Kooxdiisii Hore Ee Juva Ay U Badan Tahay In Uu qaban Diiqii Hore Ee Reer France.

Allegri Iyo Zidane Ayay U Badan Tahay In Ay Xagaaga Soo Aadan Kala Hogaamin Doonaan Kooxaha Juventus Iyo Manchester United.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip