Xidig Barcelona Ka tirsan oo qarka u saaran ku biiritaanka kooxda Arsenal

0
Saturday January 05, 2019 - 23:03:11 in Wararka by
  • Visits: 698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidig Barcelona Ka tirsan oo qarka u saaran ku biiritaanka kooxda Arsenal

    Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa ku dhaw la soo wareegitaanka xidiga reer Spain ee Barcelona qadka dhexe kaga ciyaara ninka lagu magacaabo Denis Suarez. Unia emry ayaa baahi badan u qabo soo qaadashada ciyaariyahankaan qadka dhexe ka xamaasha kaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa ku dhaw la soo wareegitaanka xidiga reer Spain ee Barcelona qadka dhexe kaga ciyaara ninka lagu magacaabo Denis Suarez. Unia emry ayaa baahi badan u qabo soo qaadashada ciyaariyahankaan qadka dhexe ka xamaasha kaasoo uu u arko mid wax weyn ka tari kara kooxdooda.

kooxo badan oo qaarada yurub ka dhisan ayaa ku raad jooga Denis Suarez sida Chelsea iyo AC Milan kuwaas oo loolan adag la galaya kooxda Gunners.

Ramsey ayaa ka tagaya dhamaadka xilli ciyaareedka sidaasi darteed Arsenal waxay badalkiisa u arkaan Suarez oo Barcelona ka ciyaara.

Barcelona ayaa inta badi ka faa’iideesanin wiilka tayada badan ee Suarez kasoo inta badi keedka uu dhigo macalin Valverdi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip