Dar-darta Chelsea oo welwel ku abuureysa Manchester United

0
Wednesday January 02, 2019 - 23:56:50 in Wararka by
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dar-darta Chelsea oo welwel ku abuureysa Manchester United

    Ma ahan wax qarsoodi ah in Manchester United ay dooneyso difaac ka ciyaara qaybta dhexe ee difaaca, waxaana bartilmaameedyadeeda ka mid ah difaaca kooxda AS Roma ee Kostas Manolas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma ahan wax qarsoodi ah in Manchester United ay dooneyso difaac ka ciyaara qaybta dhexe ee difaaca, waxaana bartilmaameedyadeeda ka mid ah difaaca kooxda AS Roma ee Kostas Manolas.

Difaaca reer Greece ayaa waxa uu ka mid ahaa difaacyada ugu wanaagsan qaaradda Europe, tan iyo markii uu afar sano ka hor Roma kaga soo biirray kooxda Olympiakos.

Naadiga Chelsea ayaa diyaar la ah inay bixiyaan lacagta lagu jebin karo heshiiska uu kula jiro kooxdiisa, taasoo qiimo ahaan ah £34m.

Waxaana wararka ka imaanaya Italy ay intaas ku darayaan in Arsenal qudheeda ay xiiseyneyso 27-jirkan, balse dhaqaaqa ugu badan waxaa sameeneyso Chelsea.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip